1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Shir Uga Furmaya Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu shir uga furmo madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shalay (Axad) waxaa magaaladaasi gaaray madaxweynayaasha maamullada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Kulamo La Leh Madaxda Dalka Qatar Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo gaaray dalka Qatar ayaa maanta waxa uu kulamo la leeyahay madaxda dalkaasi oo ay ka wada hadli doonaan arrimo Labada dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo Maalintii Labaad Ka Soconaya Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirweynaha qaran ee dib u eegista qaranka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan xubno ka socda DFS, maamul goboleedyada iyo sidoo kale qeybaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Jowhar Oo Ay Shacabku Dhibaato Ku Qabaan Jowhar waa magaalo madaxda Maamulka Hirshabelle waxayna ka koobantahay Afar xaafadood waxaana ka mid ah xaafadda Han-wadaag oo ah qeybta ganacsiga ee magaalada. Xilligan waxaa ka muuqanayo Magaalada Jowhar dayacnaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Mahadaay Oo Lagaarsiiyey Dawo Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka demada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo ay wehliyaan xubno ka tirsan wasaaradda ayaa gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaasha Ku Nool Demada Luuq Oo Ka Cabanayo Fatahaadda Wabiga Jubba Dhibaatooyin xagga nolosha ah ayaa soo food saartay in ka badan ilaa 367 qoys oo barakacyaal ah,kuwaasi oo dabayaaqadii bishii hore ka barakacay Fatahaad ballaaran oo uu sameeyey Wabiga Jubba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Lagu Sameynayo Isbedel Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa sheegtay in ay waddo wadatashi ay la sameyneyso Dowlad-goboleedyada ka jira dalka ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa jira Isbadal ay waddo hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaraxan ee dib u eegsita dastuurka, waxaana ka qeybgalay furitaankiisa madaxda DFS iyo dadweyne badan. Guddoomiyaha golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqasho Rasmi Ah Ugu Ambabaxay Qatar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxay booqasho rasmi ah ugu ambabaxeen magaalada Doxa ee dalka Qatar. Booqashadan ayaa waxay qaadan doontaan Labo maalin, iyadoo madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ku Wajahan Baydhabo Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka, halkaasi oo lagu wado inuu ka furmo shirka amniga qaranka. Shirkaan…