1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Imtixaankii Shahaadiga Oo Maanta Bilaabanaya Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabanaya deegaannada kala duwan ee Puntland imtixaankii shahaadiga ee dugsiga Dhaxe iyo Sare. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Aan Ka Qeybgaleyn Shirka Dastuurka Ee Ka Furmaya Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inaanay ka qeybgali doonin shirka looga hadlayo arrimaha dastuurka, kaasi oo maalinta berri (Axad) ah ka furmaya magaalada Muqdisho. Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Wabiga Shabelle Oo Keenay Biyo Ka Badan Kuwii Hore Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada B/weyne ka imaanaya ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu keenay biyo aad uga badan kuwii hore ee saameeyey magaalada. Xaafado yar oo markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Si Xoog Ah Saldhig Militari Uga Sameystay Jaziiradda U Dhaw Soomaaliya ee Socotra Diyaarad Ciidamo Militari Sida oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa todobaadkii hore soo cago-dhigatay jaziiradda Socotra, waxaana laga dejiyay dabbaabado iyo ciidamo la doonayo inay qeyb ka noqdaan isballaarinta Imaaraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaadiidka Cagafta Oo Laga Mamnuucay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ee xarunta gobolkaasi ka mamnuucay gaadiidka loo yaqaan cagafta, kadib markii rogmashada gaadiidkaasi kusoo bateen magaaladaasi. C/laahi Axmed Maalin, guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn Oo Dad Ugu Dhinteen Fatahaado Horleh Iyo Reer Gedo Oo Jubbaland Ka Sheeganaya Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn ilaa 3 qof ayaa ku dhimatay halka dad kale lagu la’yahay fatahaad horleh oo ka dhacday magaalada Baladweyn, Hiiraan. Dhibaatada fatahaaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burco Oo Laga Dareemayo Sarukaca Batroolka Wararka ka imaanaya magaalada Burco ayaa sheegaya in ay sarukac ku yimid qiimaha Batroolka, oo halka markii hore ahaa 8500 SH Somaliland uu hadda gaaray ilaa 15000 Sh Somaliland. Wadayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faafaxdhuun Oo Ay Ka Taagantahay Xaalad Bani’aadannimo Roobab xoog leh oo ka da’ay degaanka Faafaxdhuun oo ka tirsan degmada Baardheere ayaa saameyn waxay ku yeesheen Qoysas badan oo deganaa Faafaxdhuun,iyadoo dadka deegaankuna ay sheegayaan In ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Shaacisay Tirada Ardeyda Ka Qalinjabinayo Dugsiyada Sare Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa shaacisay tirda ardeyda ka qalin-jabinayo dugsiyada sare ee deegaannada Galmudug. Wasir dowlaha wasaaradda Waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal ayaa sheegay in Sanadkan dugsiyada sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Laascaanood Oo La Dilay Gudaha Magaalada Laascaanood waxaa xalay lagu dilay Maxamuud Barqadle Cabdi oo ahaa xoghayihii Xisbiga Kulmiye ee gobolka Sool. Maxamuud Barqadle ayaa markii la dilayey waxaa uu ku sugnaa Maherad uu…