2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofur Afrika: Weerar Lagu Qaaday Masjid Ay Dad Ku Tukanayeen Saddex qof oo ku hubeysan qoryo iyo Midiyo ayaa waxay weerareen Masjid ku yaallo meel u dhow magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika. Kooxaha weerarka ku soo qaaday Masjidka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirmadaxeedka Trump Iyo Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un Oo Lagu Qaban Doono Singapore Shirmadaxeedkii ugu horreeyay ee hoggaamiyeyaasha Kuuriyada waqooyi iyo Mareykanka ayaa lagu qaban doonaa 12 June ee soo socota Singapore, sida uu sheegay Trump. Madaxweynaha Mareykanka ayaa Khamiistii war uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dad Soomaali Ah Oo Ciidamo Ajaanib Ah Ku Dileen Shabeellada Hoose Ayaa Muqdisho La Keenay Meydka 5 qof oo la sheegay in xalay ciidamo Soomaali iyo ajaanib ah ku dileen deegaanka Macalin oo 10 KM u jirta magaalada Afgooye ayaa la keenay magaalada Muqdisho. Meydadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Agagaarka Wanlaweyn Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay weriye deegaanka ah, inta la ogyahay 4 qof ayaa ku dhimatay halka 7 kale ay ku dhaawacantay kadib miino lala eegtay gaari Cabdi Bile…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Ka Hadlay Deeqda Beesha Caalamka Ay Siiso Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa beesha caalamka waxay ugu yaboohdaa lacago badan si loogu taageero dhinacyada kala duwan ee horumarka dalka. Dowladaha dunida ayaa sheega in lacagaha ay ugu talo-galeen in ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Mahathir Maxamed..Waayeel Dhaxalkiisa Uga Adkaaday Xisbi Talada Hayey 61 Sano Isbaheysiga Amal ee uu hoggaamiyaha Mahathir Maxamed ayaa ku adkaaday doorashadii guud ee arbacadii ka dhacday dalka Malaysia, isaga oo meesha ka saaray isbaheysiga Barisan Nasional (BN) oo dalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Ceel Afweyn Ee Shalay Dagaallada Ka Dhaceen Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xaalad deganaansho ah, kadib markii ciidamada Somaliland ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Fuliyey Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in ay leedahay dowladda Maraykanka ayaa xalay saq dhexe waxay duqeyn ka fuliyeen deegaanno kaabiga ku haya degmada Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Duqeyntan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Cambaareysay Qaraxii Wanlaweyn, Sh/hoose Dowladda Qatar ayaa si kulul waxay u cambaareysay qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo shalay galabtii ka dhacay suuq khaatka lagu iibiyo oo ku yaalla degmadaasi. Waxay Qatar ugu horreyn dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Khasaaraha Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Wanlaweyn Inta la xaqiijiyay 14 qof oo rayid ah iyo askari ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo galabtii arbacada ka dhacay agagaarka saldhig ay Mareykanka ku leeyihiin Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose.…