2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Dhibaato Ka Heysato Xakameynta Ka Ganacsiga iyo Dhoofinta Dhuxusha Inkasta oo ka ganacsiga iyo dhoofinta Dhuxusha lagu mamnuucay go’aan golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka soo baxay 2012-kii iyo xataa go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku mamnuucday hadana ka ganacsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Dhaliilay Xubnaha Puntland Ku Matala Aqalka Sare Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhaliilay xubnaha maamulkaasi ku matala golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in aanay jirin wax ay soo kordhiyeen Xildhibaannadan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay In Meel Wanaagsan Marayso Dhismaha Dekadda Hobyo Maamulka Galmudug oo faah faahin ka bixinayey halka ay mareyso dhismaha dekadda magaalada Hobyo ayaa sheegay in haatan meel aad u wanaagsan ay mareyso. Wasiirka wasaaradda dekadaha Galmudug C/qaadir Qalabxoor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria: 100 Qof Oo Laga Soo Furtay Boko Haram Ciidamada Nigeria ayaa sheegay in ay ka soo furteen Boko Haram 100 qof oo la heystiyaal ah,kuwaasi oo ay horay u afduubteen kooxdan. Dadka ay ciidamada ka soo Furteen Boko…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalado Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Oo Ka Jira Sh/dhexe Waxaa gabogabo maraya dadaallada lagu doonayo in lagu xiro Fatahaadda Wabiga Shabelle uu ka sameeyay qebo ka mid ah deegaanka Maandheere ee Sh/dhexe. Biyaha ka soo rogmaday Wabiga Shabelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Dhaawacantay Madaafiic Kusoo Dhacday Xaafado Ka Mid Ah Muqdisho Illaa Shan Madfac oo Hoobiye ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta kusoo dhaceen xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, waxaana ay geysteen khasaare dhaawac u badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ciidamo Gaar Ah u Diyaarisay Amniga Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe cusub, oo lagu adkeynayo amaanka Muqdisho xilli bisha Ramadaan, ay bilashadeeda maalmo kaliya ka harsan tahay. Ciidamo isku dhaf ah, oo laga soo xulay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ka Codsatay Golaha Ammaanka In Soomaaliya Laga Qaado Xayiraadda Hubka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Gollaha Amaanka ee Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cuna-qabataynta Hubka Soomaalliya, waxaana hoogaaminayay Safiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas: Haddaad Maqashaan Fedaralisam Noocee Ah Ayaan Qaadaneynaa Waa Fedaral Ma Rabno Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay nuuca Dastuur oo Soomaaliya ay yeelanyso, hadalkan ayaa waxaa uu ka sheegay shir maanta looga hadlayey arrimaha dib u eegista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Diiday Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Jaziiradda Nauru Qaxooti u dhashay dalalka Soomaali iyo Iran ah oo ku sugan xeebaha dalka Nauru ee ku yaalo koonfurta badweynta Pacific-ga ayaa la sheegayaa in imtixaankii dib-u-dejin loogu sameyn lahaa Mareykanka lagu…