2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Cusub: Xaqiiqooyinka Cusub Oo Ku Aadan Qaabka Dowladda Federaalka Loogu Heysto €90.6m Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda federaalka ah, isla markaana ka mid ahaa dadkii wax ka ogaa bilow ilaa dhammaad heshiiska 6da markab ee ay dowladda federaalka ah la gashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Puntland Oo Cabasho Ah Beeraleyda Puntland ayaa ka cabanaya wasaaradda beeraha ee maamulkaasi iyo hay’ado ka shaqeeya arrimaha beeraha taasi oo ku saabsan in dalagyo tijaabo ah la beero. Guddoomiyaha beeraleyda Puntland C/casiis Garaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Fatahaada Oo 100 Kun Doolar Wax Ugu Qabanaya Dadka Ka Barakacay Baardheere Guddiga gurmadka qaran ee Fatahaada oo shalay gaaray degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto degmadaasi iyo nawaaxigeeda, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Degmada Dhoobley Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ciidamo ka tirsan Kenya lagula eegtay degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Qaraxan ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo $50,000 doolar Ugu Deeqay Arrimaha Fatahaadda Golaha Aqalka sare oo maanta yeeshay kulankoodii 9-aad ayaa warbixin waxay ka dhageysteen guddiga gurmadka u xilsaaran Aqalka sare Fatahaadda wabiga Shabell. Ka dib markii Golaha Aqalka sare ay warbixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afghanistan: Weerar Lagu Qaaday Masjid Ku yaallo Gobolka Province Ilo wareedyo amni oo gudaha Afghanistan ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay dhinteen, halka ay dhaawacmeen in ka badan 29 qof intii ay socdeen qaraxyo lala beegsaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwad: Dowladda Federaalka Oo Loo Heysto €90.6m, 6 Markab Ayuu Dalabkoodu Ahaa Dukumentiyo ay si gaar ah u heshay Goobjoog News, waxaa ku qoran in dowladda federaalka ah ay heshiis la gashay shirkadda AMOSC oo fadhigeedu yahay dalka Qubrus 2013-kii, heshiiskan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Xoojinta Xiriirka Dowlad-goboleedyada Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la qorsheynayaa in ay ammaanka la wareegaan marka ay baxaan ciidamada AMISOM, waxaa jira dadaallo ay dowladdu waddo oo ah in ciidamada Soomaaliyeed dib u dhis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Djibouti Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ku Qotoma Iskaashiga Dhinacyada Socdaalka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowladaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku qotoma dhinacyada gaadiidka Cirka iyo dhulka, sida ay sheegtay wakaaladda Wararka ee Djibouti. Wakaaladda Djibouti ayaa warkani baahisay maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo Ku Wajahan Magaalooyinka B/weyne Iyo Baardheere Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalooyinka B/weyne oo Hiiraan ah iyo Baardheere oo Gedo ah ay gaaraan xubno ka socda guddiga gurmadka qaran…