1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe Iyo Qalbi Dhagax Oo Ku Kulmay Addis Ababa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xiran dowladda Itoobiya. Kulankan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay In Nus Milyan Dheeraad Ah Ku Bixineyso Gurmadka Fatahaadaha Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa shir gudoomiyay kulan ay yeesheen guddigu oo looga hadlayay howlaha gurmadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Marka Oo Ka Warbixiyey Amniga Degmadaasi Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey xaaladda amni ee degmadaasi. Guddoomiyaha Marka Xasan Cumar oo nagu soo booqday xarunta dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Roob Ka Da’ay Ceelwaaq Oo Sababay Barakaca Boqolaal Qoys Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in boqolaal qoys ay isaga barakaceen degmadaasi, kadib markii halkaasi ay ka da’een roobab mahiigaan ah. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi, Sahal Macallin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Naafada Ku Barakacay Ceeljaalle Oo Sheegay In Sax Ah Aan Loo Qeybin Gurmadkii La Geeyey Deegaankaasi Dadka naafada ah ee ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle, islamarkaana gaaray deegaanka Ceeljaalle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in si sax ah aan loo qeybin gurmad dhowaan lageeyey deegaankaasi. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ka Faalo Qaaday Agoonta Booliska Saraakiisha hoggaanka u ah Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa kormeer ku tagay xerada agoonta ee ciidamada Booliska Sarreeyo Guuto Maxamed Abshir Muuse. Caruurta ku sugan Xarunta waxaa lagu barbaariyaa casharrada la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare oo maanta arrimo muhiim ah ka hadlay Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Amniga iyo taakuleynta dadka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Nin Qoyskiisa Dilay Ka Dibna Is Dilay Degmada Wadajir ee G/Benaadir nin hubeysan ayaa ku dilay 4 qof oo la sheegay in ay ahaayeen Ehelkiisa. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay meesha loo yaqaanno Sifeynta Bodroolka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Raaligeliyey Baarlamaanka Federaalka Ah Guddoomiyaha G/ Benaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa raali-gelin k bixiyay hadal dhowaan ka soo yeeray,kaasi oo ku saabsanaa in gobolka uu ka shaqeyn la’yahay Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga Ah Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah, kaasi oo ay qaadeyso wasaaradda. wasaaradda ayaa sheegtay in Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare…