1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koronto Dad Ku Dishay Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Labo qofay dhinteen kadib maarkii ay koronto ku dhegtay. Goob joogayaal ayaa sheegay in Labada qof ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ka Digay In Dalka La Geliyo Qalqal Siyaasadeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka digay in dalka la geliyo qalqal siyaasadeed, islamarkaana dib u dhac ku yimaado howlihii dalka lagu horumarin lahaa. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta Oo Si Kulul Uga Hadlay Weerarkii Askarta Looga Dilay Ee Dhoobley Madaxweynaha dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar fiidnimadii Axadda ay Al-shabaab ku qaadeen ciidamo Kenyan ah oo marayey degmada Dhoobley. Weerarkan ayaa ahaaa qarax Miino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boorarka Safaaradda Mareykanka Oo Lagu Dhajiyey Waddooyinka Qudus Wararka ayaa sheegaya in saddex tabeello oo ah kuwa lagu dhajiyo waddooyinka la suray magaalada Qudus oo ku qoran sawirrada Safaaradda Mareykanka. Boorarkan ku sawiran magaca safaaradda Mareykanka ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaal Dib U dejin Loogu Sameeyay Duleedka Muqdisho Qoysaska barakaca ah ee ku nool deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo sameeyay dib u dajin. Qoysaskan ayaa ahaa kuwii horay uga soo barakacay abaarihii ka jiray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka Waxaa Ay La Safatay Qaar Ka Mid Ah Dowladaha Khaliijka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa dhaliilay go’aanka ay dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya dowladaha Khaliijka, isaga oo sheegay dhexdhexaadnimadii ay qaadatay dowladda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya iyo Kenya Oo Galay Heshiisyo Ay Ku Jiraan In Adis Ababa Dekad Ka Dhisato Lamu Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa heshiisyo la galay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Heshiisyada labada dhinac kala saxiixdeen waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FAO: Soomaaliya, 7-badii Sano Ee Lasoo Dhaafay ilbiriqsi Kasta Waxaa La Jarayey Hal Geed Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa adeegsiga iyo ka ganacsiga dhuxusha iyada oo laga cabsi qabo in jarista geedaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naciima Qorane oo Xorriyadeeda Dib u Heshay Abwaanad Naciima Abwaan Qorane oo 15 April ee sannadkan ay maxkamadda Hargeysa ku xukuntay 3 sanno oo xabsi ah ayaa maanta laga sii daayay xabsiga haweenka ee magaalada Gabiley. Naciima…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Askari Oo Kenyaan Ah Oo Lagu Dilay Gudaha Soomaaliya Ugu yaraan 7 askari oo Kenyaan ah ayaa la dilay, halka 2 kalana la dhaawacay,ka dib markii ciidamadani lala beegsaday qarax miino xilli ay marayeen Magaalada Dhobley ee u dhow…