1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Dalkiisa Ka Ceyriyay 17 Kun Muhaajiriin U Dhashay Dalka Yemen Sida ay ku warrameyso hey’adda IOM, dalka Sacuudiga waxaa uu dalkiisa ka ceyriyay sanadkan gudahiisa ilaa 17 kun oo muhaajiriin ah, kuwaas oo u dhashay dalka Yemen. Wararka waxaa ay intaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wanlaweyn ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada lagu aaso dhullka, waxaa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Gole Deegaan Yeelaneyso Waxaa lagu wadaa dhammaadka sanadkan in gobolka Benaadir uu yeesho gole deegaan kaasi oo hadda hirgalintiisa ay ka socoto magaalada Muqdisho. Sida uu sheegayo Cabdifitaax Cali Xasan oo ah agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muuse Biixi Oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Ceel Afweyn Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa nabad ugu baaqay beelaha ku dagaallamay deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Biixi ayaa sheegay in wax laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Beeleed Dib Uga Billowday Gobolka Sanaag Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa inuu haatan ka soconayo deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararka Goobjoog News, ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Maxkamadda Racfaanka Oo Dib u Shaqo Billowday (Dhageyso) Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka ee gobolka Shabellaha, Axmed Xaaji Ibraahim Siid Dhexe ayaa sheegay in shaqooyinkii maxkamaddaasi ay dib u billowdeen kadib markii hakad in muddo ah la geliyey. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yurub: Heshiiska Nukliyeerka Ee Iran Weli Ma Dhiman Dowladaha ugu waaweyn Yurub ayaa ballanqaaday inay sii joogteyn doonaan Heshiiska Nukliyeerka ee kala dhaxeeya Iran, inkastoo Mareykanka uu ka baxay . UK, faransiiska, iyo Jarmalka ayaa ku boorinaya Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Ugu Weyn Zambia Oo Amarro Ku Soo Rogtay Gabdhaha Ardeyda Ah Jaamacadda ugu weyn Zambia ayaa ku boorisay gabdhaha ardeyda ah oo dhigta Jaamacadda in aysan gelin Maktabadda iyaga oo jirkooda qaawanyahay si aysan u saameyn wiilsha ardeyda ah ee Maktabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu fatahaad ka sameeyey deegaanka Mubaarak ee gobolkaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Mid ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugandha Oo Dhexdhexaadineysa Khilaafka U Dhaxeeya Masar, Itoobiya Iyo Suudaan Madaxweynaha Ugandha Yoweri Museveni ayaa sheegay in dhibtaada biyo xireenka Wabiga Nill uu kala xaajoon doono Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kaasi oo lagu wado in uu booqasho ku tago…