1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Imaaraadka La Saxiixatay Mashaariic Horumarineed Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey heshiisyo ay galeen Puntland iyo Imaaraadka Carabta . C/weli Gaas ayaa Imaaraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka D/Goboleedyada Oo 5 Xubin U Saaray Sidii Dowladda Federaalka Ah Loogala Hadli Lahaa Qeybsiga Awoodda Iyo Kheyraadka Iyada oo laga ambaqaadayo heshiiskii November 5, 2017 ee dhex maray dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ee la xiriiray hirgelinta qodobada 44aad iyo 54aad ee dastuurka KMG ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Dugsiyada Sare Oo Ka Cabanaya Imtixaanna Badan Ee Ay Galaan Ardeyda wax ka barta dugsiyada sare ee dalka ayaa ka cabanaya Imtixaanno badan oo ay sheegeen in ay ka qaadaan Iskuulka, Dallada iyo Wasaaradda Waxbarashada dalka. Ardeyda ayaa tilmaamay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Shirkii Amniga Ee Brussels, Belgium Shirka amniga ee bishan 1-keedii, Soomaalida loogu qabtay magaalada brussels ee xarunta dalka Belgium ayaa laga soo saaray war-murtiyeed. Shirkan oo ay ka qeyb-galeen dalalka beesha caalamka waxaa ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Bajaajta Cusub Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay gabi ahaamba joojiyeen Bajaajta cusub ee la doonayo in la soo galiyo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliyaha Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Gedo Iyo J/dhexe Oo Sheegay In Khasaare Kasoo Gaaray Fatahaadda Wabiga Jubba Beeraleyda deegaano u dhaxeeya degooyinka Saakow iyo Baardheere ayaa sheegay in khasaaro xoogan ay kala kulmeen Fatahaada webiga Juba. Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaano u dhaxeeya degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Hirshabelle Ah Ayaa Ku Wajahan B/weyne Maanta oo Sabti ah ayaa la filayaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaraay wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe. Wafdigan ayaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaaladda Qoysaskii Ka Barakacay B/weyne Oo Aad Looga Deyriyey Waxaa xilligaan aad looga deyrinayaa xaaladda dadkii ka baracakay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan iyo sidoo kale kuwo weli ku go’ddoonsan xaafado ka mid ah magaaladaasi. Xubno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: 80 Qof Oo Ku Dhintay Fatahaado Ka Dhacay Ugu yaraan 80 qof ayaa ku dhimatay boqolaal kun oo kalana waxay ka barakaceen guryahooda dalka Kenya intii lagu guda jiray muddo laba bilood ah oo ay socdeen Fatahaado uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Dhulkeeda Ka Mamnuucdey Hey’adaha Laga Leeyahay Koonfurta Soomaaliya Xukuumadda Somaliland ayaa khamiistii go’aan ka soo saartay hey’adaha laga leeyahay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ka shaqeeya dhulkeeda. Shir ay golaha wasiirrada yeesheen oo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha…