1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: In Ka Badan 5 Qof Oo Daadad Ku Dhimatay Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay halka 11 kale la la’yahay kadib markii ay daadad ku qaadeen iyaga oo ka gudbayey buundo ku taallo webiga Kandisi ee gobolka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Libya: Askar Ka Tirsan Ciidamad Khaliif Xaftar Oo La Dilay Ilo wareedyo amni oo Libyo ah ayaa sheegaya in la dilay 7 askari sidoo kalana ay waxyeello soo gaartay 6 oo ka tirsan ciidamada hoggaamiyaha Khaliif Xaftar. Ciidamada uu hoggaamiyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Lagu Dalbanayey Sii Daynta Ganacsade ‘Afweyne‘ Oo Ka Dhacay Cadaado Banaan bax lagu dalbanayey sii deynta Ganacsade Maxamed Cabdi Xasan Afweyne oo ku xiran dalka Biljimka muddo dhan 5-Sano ayaa ka dhacay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Dibad Baxaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Afduub Loo Geystay Haweeney U Dhalatay Jarmalka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wadaan baaritaanno la xiriira afduub loogu geystay Muqdisho haweeney u dhalatay dalka jarmalka oo u shaqeyneysay hay’adda ICRC. Afhayeenka wasaaradda Amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Mursal Oo La Wareegay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xaflad goordhow lagu qabtay Villa Hargeisa waxaa uu wareejiyay xilka guddoomiyaha golaha shacabka. Abuukaate Jawaari oo goobta xil wareejinta ka hadlay ayaa sheegay in aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Iyo Israel Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Qotoma Horumarinta Iskaashiga Dhaqaalaha Reuven Rivlin iyo Mulatu Teshome oo kala ah Madaxweynayaasha Itoobiya iyo Israel ayaa kala saxiixday heshiis Iskaashi oo lagu horumarinayo dhaqaalaha labada dhinac. Madaxweynaha Israel Reuven Rivlin ayaa gaaray magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating oo Bogaadiyey Geesinimada Saxafiyiinta Soomaaliyeed U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka. “Waxaan soo dhaweynayaa boqolaal saxafiyiin Soomaali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Roob Ka Da’ay Gaalkacyo Oo Saameeyey Barakacayaal Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa 24-ki saac ee lasoo dhaafay ka da’ay roob saameeyay dadka barakacayaasha ee ku dhaqan magaaladaasi. Wariyaheenna Cali Cayn ayaa gaaray kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo qaarkood,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ajaanib Ah Oo Lagu Qafaashay Muqdisho Wararka ayaa waxay sheegayaan in Haweeney ka mid aheyd shaqaalaha Ajaaniibta Hay’adda ICRC lagu afduubtay magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaabka afduubka u dhacay. Afduubka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Moroco Oo Ku Baaqday In Lala Dagaallamo Ka Ganacsiga Dadka Wasiirka arrimaha dibadda Moroco Nasser Bourita ayaa ku baaqay in la iska kaashado arrimaha socdaalka iyo sidii loola dagaallami lahaa shabakadaha dadka ka ganacsada isaga oo tilmaamay in ay muhiim…