1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Dhoweysay Fasixidda Imaaraadka Ee Visaha Maamulka Puntlanad ayaa soo dhoweeyay Fasixidda Imaaraadka ee Visaha, kaasi oo ay sheegtay in uu ka qeyb qaadanayo xoojinta xiriirka labada dal. Puntaland ayaa sheegtay in Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Moroco Oo Xiriirka U Jartay Iran Baqortooyada Moroco ayaa sheegtay in ay xiriirka u jartay dowladda Iran,iyada oo ku eedeysay Dahran in ay taageerto Jabhadda Polisario. Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Moroco Nasser…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar U Shaqeysa Qaramada Midoobay Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen qof dumar ah, gaar ahaan Suuqa Bakaaraha. Gabarta la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maryan Cabdullahi, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Photo News: Ciyaartoyda Qaranka Ee 17 Sano Jirada Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo dhoweeyay maanta oo Talaado ah, ciyaartoyda qaranka ee 17-sano jirada ah kadib markii ay ciyaaro kaga soo qeybgaleen dalka Burundi. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Ku Dedaaleynaa Horumarinta Xuquuqda Shaqaalaha” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda ay xoogga saari doonto horumarinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed. Farmaajo ayaa ugu horreyn waxa uu shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo Sheegay In Gargaar Geynayaan B/weyne Guddiga gurmadka qaran ee fatahaadaha ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyey, waxaana ay ka hadleen sidii loogu gurman lahaa shacabka ay dhibaatada kasoo gaartay fatahaadda Wabiga Shabelle. Ra’iisul wasaare ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Shaqaalaha Oo Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 1-da May 2018 ayaa guud ahaan dunida waxaa looga dabaaldegayaa maalinta shaqaalaha. Meello ka mid ah dalka ayaa la filayaa in lagu qabto munaasabado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in Saddex qof ay ku dhimatay daad ka dhashay roob saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay magaaladaasi. C/laahi Fadal Iimaan, taliyaha ciidanka Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: 200 Booliis Ah Oo Tababar Loo Furay (Dhageyso) Maamulka Hirshabelle ayaa tababar u furay 200 ciidan Booliis ah, kuwaasi oo ka mid noqonaya maamulkaasi, waxaana tababarkan uu ka furmay magaalada Jowhar. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweynaha Oo Sheegay In Dedeg Wax Loogu Qaban Doono Dadkii Ka Barakacay B/weyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda ay degdeg wax ugu qaban doonto shacabka ka barakacay magaalada B/weyne, kadib markii uu magaaladaasi ku fatahay Wabiga…