1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Macron Oo Kawadahadlay Arrimaha Suuriya Iyo Iran Madaxweynaha Mareykana Donald Trump iyo dhiggiisa Faransiiska Macron ayaa kawada hadlay arrimihii ugu dambeeyay eek u saabsan Suuriya iyo Iran. Arrnkan ayaa yimid ka dib markii labada madaxweyne oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Ergeyga xogheyaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan kaasi oo maanta la doortay. Keating ayaa ammaaney shaqadii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuca Taakuleynta Isgaarsiinta Online-ka Oo Laga Hirgalinayo Aqalka Sare Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa xarunta aqalka sare ee Baarlamaanka soomaaliya ka hergalisay mashuuruuca taakuleynta Isgaarsiinta online-ka, kaasi oo looga qeb-gali doono shirarka caalamiga ah ee ka dhacaya dibadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Ku Saabsan Safarka Madaxweynaha Ee B/weyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta booqday deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada B/weyn ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku barakaceen dad gaaraya ku dhowaad boqol…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Baladweyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan. Madaxweynaha ayaa waxaa uu durbaba xarunta AMISOM shir kula galay saraakiisha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo AMISOM ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Ka Deyriyey Xaaladda Dadkii Ka Barakacay B/weyne Maamulka Hiiraan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday dhammaan qoysaskii ka barakacay magaalada B/weyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamullada Cadaado Iyo Buuhoodle Oo Iska Kaashanaya Dhanka Horumarinta Degmooyinka Maamullada degmooyinka Cadaado iyo Buuhoodle ayaa sheegay iney iska kaashan doonaan ka shaqeynta amniga iyo sidoo kale dhanka horumarka. Guddoomiyaha Buuhoodle Saleebaan Aadan Cilmi oo maalmahan dambe ku sugan degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Golaha Shacabka Oo Loogu Baaqay Iney Doortaan Shaqsi Karti Leh Aqoonyahannada Soomaaliyeed qaarkood ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iney doortaan shaqsi karti u leh isbedal buuxda oo la sameeyo iyo iney socoto howlaha shaqo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis-ababa Oo Martigelineysa Wadahadllada Biyo Xireenka Wasiirka waraabka ee Suudaan Muctasim Muuse ayaa sheegay in wareegga cusub ee wadahadallada ku saabsan biyo xireenka ay ka furmi doonaan shanta bisha May ee soo socota magaalada Adis-ababa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe Oo Ay Ku Soo badanayaan Falalka La Xiriira Dhaca Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ku soo badanaya falalka la xiriira amni darrada kuwaasi oo iskugu jira dil iyo dhac ay geystaan dhallinyaro abaabulan. Arrintaan ayaa walaac ka…