2 daqiiqo Sheeko:Dalka Phillppin Oo Sheegtay In Ay Joojisay Shaqaalihii Ay U Diri Jirtay Kuwait Madaxweynaha Dalka Philippin Rodrigo Duterte ayaa sheegay in la joojiyey shaqaalaha dalkiisa u dhashay oo shaqo ahaan ugu safri jiray dalka Kuwait, ka dib markii xiisad ay soo kala dhexgashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Guddi U Magacaabay Fatahaadda B/weyn Golaha Senatorada aqalka sare ayaa guddi u xil saaray arrinta Fatahaadda B/weyn. Aqalka sare oo maanta kulan yeeshay ayaa waxay uga doodeen sidii loo gaarsiin lahaa B/weyn gargaar degdeg ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Laga Cafiyo Deymaha Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay. Bayle oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sidee Loogu Gurman Karaa Shacabka B/weyne? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibta sida ugu habboon ee xilligaan loogu gurman karo shacabka ku dhibban magaalada B/weyne ee ay saameysay fatahaadda wabiga Shabelle. Waxay dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haloo Gurmado Shacabka B/weyne (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si degdeg ah loogu gurmado shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga. Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Diray Baaq Ku Aadan Fatahaadda Baladweyn Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu waxay codkooda ku biirinayaan baaqa Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee ku aadan fatahaada wabiga Shabeele oo saamayn bani’aadanimo ku eelatey deegaamo badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Ku Saabsan Ciyaarta Kama Dambeysta Ee Maanta Dhexmareysa Soomaaliya Iyo Tanzania Galabta ayaa la soo gaba gabayn doonaa koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika gaar ahaan ciyaartooyda da’doodu ka hoosaysa 17-ka sanno. Finalka tartanka waxaa wada ciyaari doona xulkeenna Soomaaliya iyo Tanzania.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare ”150.000 oo Qof ayaa ka Barakacday Fatahaadda Webiga Shabeelle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Waare oo isaga oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/waqooyi Oo Xireysa Xarunta Tijaabada Nukliyeerka Sida laga soo xigta xafiiska madaxweynaha Kuuriyada Koofureed in dalka Kuuriyada Waqooyi uu xiri doono bisha Soo socot xarunta tijaabada Nukliyeerka. Arrinkan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Caawa Muqdisho Ku Geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu xanuunsanaa maalmihii ugu dambeeyay balse galabta la geeyay Isbitaalka Madiina uuna…