1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dad Lagu Soo Qabtay Howlgal Ka Dhacay Gaalkacyo Ciidamada Booliiska iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Howlgalladan ayaa ka dhacay dhammaan xaafadaha ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Carabta Oo Soo Dhoweeyay Isku Soo Dhawaashaha Taariikhiga Ah Ee Labada Kuuriyada Dowladaha Qatar, Kuwait, Baxreyn, Suudaan iyo Falastiin ayaa soo dhoweeyay kulankii Taariikhiga ahaa oo ay yeesheen shalay oo Jimco aheyd hoggaamiyeyasha labada Kuuriye oo kala ah Kim Jong-un iyo Moon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Lagu Dilay Ardey Ugu yaraan todobo ardey ayaa dhimatay, halka uu dhaawac soo gaaray 12 kale ka dib markii weerar Mindi loo adeegsaday lagu qaaday ardeydaan oo ku sugnaa banaanka Iskuulka kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaliif Xaftar Oo Dib Ugu Laabtay Libya, Sheegana In Ay Wanaagsantahay Xaaladdiisa Caafimaad Khaliif Xaftar ayaa dib ugu laabtay dalka Libya sheegana in caafimaadkiisa uu wanaagsanyahay, hadalkan ayuu ka sheegay Xaftar ka dib markii uu hadal u jeediyey dad badan oo ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Trump Waxaa Uu Booqan Doonaa UK Aqalka cad ayaa sheegy in Madaxweyne Trump uu booqasho ku tagi doono dalka UK bisha soo socota ee July. Sida ay sheegtay Sarah Huckabee Sanders oo ah afhayeenka aqalka cad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafado Ka Mid Ah B/weyn Oo Looga Qaxay Fatahaadda Webiga Shabelle Magaalada B/weyn waxaa looga qaxay fatahaadda uu sameeyay webiga Shabelle, ka dib marii ay da’een roobab xoog leh. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News xaafado badan oo ka mid ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Sheegaya In Dastuurrada Puntland Iyo Federaalkaba U Ogolaanayaan Heshiisyo Caalami Ah Cabdiweli Maxamed Gaas, madaxweynaha Puntland oo ka hadlay shir jaraa’id uu ku qabtay Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka ayaa sheegay in ay maamulkiisa ay heshiis la galeen DP World si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buur Madow Oo Lagu Xukumay 5 Sano Oo Xabsi Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa waxay Shan sanno oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow). Boqorka ayaa dib isla maantaba loogu celiyay xabsiga kaddib markii dhawaan dammaanad lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Maxkamadeynta Askarigii Diley Xaaskiisa Oo Dib Loo Dhigay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa dib u dhigtey dhageysiga dacwadda C/laahi Asad Ismaaciil oo ku eedeysan inuu xaafadda Calanley ee Kismaayo ku diley xaaskiisa. Guddoomiyaha maxkamadda darajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xaafadda Soomaalida Ku Badan Tahay Ee Islii, Nairobi Guri ku yaalla xaafadda Islii, magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa inuu ka kacay dab xooggan. Dabkan oo illaa iyo haaatan aan la sheegin waxa sababay inuu…