1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Sheegay In DFS Ay Shaqo Ka Dhigatay Bartilmaameedsiga Dadka Ka Aragtida Duwan Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay bartilmaameed ka dhigato dadka ka aragtida duwan. Shakuur oo qoraal kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhallinyaro ah. Wiilkan oo aan magaciisa la sheegin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga hadlayo Amniga Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal uu ka furmo shir looga hadlayo amniga guud ee dalka, waxaana ka qeybgalaya wasaaradaha amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Paris Oo Martigalineyso Shirka Caalamiga Ah Ee Ladagaalanka Maalgelinta Argigixisada Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska waxaa ka furmay shirka caalamiga ah ee la dagaalanka maal-gelinta argigixisada, waxaa uuna soconayaa laba maalmood. Shirkan caalamiga ah oo looga hadlayo sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare U Kac Ku Yimid Sarifka Doollarka Suuqyada Gaalkacyo Qiimaha lagu sarifo lacagta doollarka Mareykanka ee Suuqyada magaalada Gaalkacyo ayaa sare u kac xooggan laga dareemayaa. Sare u kacaan ku yimid sicirka doollarka Mareykanka marka loo badelayo shilinka soomaaliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalxiisayaal U Dhashay Shiinaha Oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Masar Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay, halka ay ku dhaawacmeen 8 kale ka dib markii gaari ay saarnaayeen dadkan uu kula gudoomay magaalada Iskandariyah ee waqooyiga Masar. Saddexda qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga DFS Oo Is Casilay Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhow ku dhowaaqay inuu xilkaasi iska casilay. Wasiirka ayaa sababta uu isku casilay waxay tahay kadib markii uu isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Maamula Biyaha Webiga Nile-ka, Akhriso Heshiisyada La Gaaray 1929-2015 Dalka Itoobiya waxaa sanadkan gudahiisa ka go’an inuu dhaammin ku bilaabo biyo-xireenka “Al-nahda” kaas oo ay ku baxday dhismihiisa $4 billion, arrintan ayaa la sheegayaa in ay ka hor imaaneyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamul Goboleedyada Oo Qaadacay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Bedqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Wasaaradaha warfaafinta ee maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa qaadacay qodobada kasoo baxay shirkii Bedqabka Suxufiyiinta oo maalintii shalay ahayd lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho. Wasaaradaha warfaafinta ee maamullada Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Xildhibaan Tagey Puntland Golaha guurtida ee Somaliland ayaa waxay shaqo joojin ku sameeyeen xildhibaan ka qeybgalay munaasabad dhaqan oo ka dhacday magaalada Carmo ee gobolka Bari. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golahan, Saciid…