2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Amniga Ee Ka Socday Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyey shir Hal maalin socday, kaasi oo looga hadlayey amniga guud ee dalka. Shirkan ayaa u dhaxeeyey wasaaradaha amniga DFS, maamul goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo War Kasoo Saartay Heshiis La Sheegay In Lala Galay Shirkad Laga Leeyahay Imaaraadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay heshiis la sheegay in wasaaradda difaaca ay la gashay shirkad lagu magacaabo SKA oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. War-saxaafadeedkan oo uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Machadka Heritage Cabdirashiid Khaliif Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Xalka Saameynta Xiisadda Khaliijka Ee Soomaaliya Agaasimaha Heritage Cabdirashiid Khaliif oo ka hadlayey Khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Soomaaliya lagu heysto maxaa dhexdhexaad uga noqotay khilaafka wadamada Khaliijka. Waxaa uu intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Qaar Ka Mid Ah Hubkii Xerada Gen Gordan Oo Lagu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Dadka ka ganacsada hubka ayaa sheegay in 600 oo qori lagana dhacay todobaadkii la soo dhaafay xeradii hore tobabarka ee Imaaraadka Carabta lagu iibinayo Suuqyada magaalada Muqdisho. Saddex qof oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Saadiiq Warfaa Oo Ka Hadlay Dhismaha, Tababarka, Mushaarka Iyo Isdhexgalka Ciidamada Xoogga Dalka Xildhibaan Sadiiq Xirsi Salaad Warfaa oo ah Xoghayaha guud ee guddiga difaaca golaha Shacabka ayaa sheegay in howlaha dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay meel wanaagsan mareyso. Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha International Crisis Group Oo Goobjoog Uga Warramay Xalka Saameynta Xiisadda Khaliijka Ee Soomaaliya Rob Malley oo ah hoggaamiyaha sare(CEO) iyo madaxweynaha International crisis Group ayaa caasimadda Muqdisho u yimid uruurinta xog iyo aragti-isweydaarsi la xiriira Soomaaliya iyo xasaradda Khaliijka iyo sida xal loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Amniga Ee DFS Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka furmay shirka amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada. Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgalay madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Gobolka Bakool Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in nawaaxiga degmada Tiyeeglow ee gobolkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Kolonyo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Maanta Daahfureysa Xarun Looga Hortagayo Aragtida Argigixisada Urur goboleedka IGAD waxaa uu maanta daaha ka qaadi-doonaa istaraatiijiyad lagu mideynayo ladagaalanka iyo ka hortagga argigixisada, taasi ayaa la sheegay in looga jawaabayo caga-jugleynta ay la kulmaan dalalka xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysas Badan Oo Ku Go’doonsan Deegaan Ku Dhow B/weyne Maamulka deegaanka Lafoole ee hoostaga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qoysas badan ay ku go’doonsan yihiin deegaankaasi, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga Shabelle. Guddoomiyaha deegaankan…