2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mas’uuliyiin Kormeeray Qoysaskii Ku Barakacay Ceel-jaalle, Hiiraan Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiil ka socotay hay’ado samofal ayaa kormeer ku tagay deegaanka Ceel-jaalle ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas kasoo barakacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle Oo Beenisay Iney Magacawday Guddoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda Hiiraan Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay iney magacwoday guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee maamulka gobolka Hiiraan. Maxamed Cali Caadle, wasiirka arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho Dagaal u dhaxeeyay ciidamada DFS oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiye Ka Tirsan Xowthiyiinta Oo La Dilay Hoggaamiye caan ah oo ka tirsan kooxaha Xowthiyiinta ayaa lagu dilay gudaha Yeman ka dib markii ay duqeeyeen diyaaradaha isbaheysiga Carbeed oo uu hoggaaminayo Sacuudig. Hoggaamiyaha la dilay ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysaska Barakacyaasha Oo Ka Cabanaya Hooy La’aan Qoysaska barakacyaasha ku ah duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay heysato xaalado dhanka nolosha ah. Qoyasaskan ayaa waxaa ay ka cabanayaan waxaa ugu weyn ineysan jirin hooy ay kagalaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNESCO Oo Abaalmarinta Xorriyadda Saxaafadda Ee 2018 Guddoonsiisay Saxafi Maxbuus ah Ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Barbaarinta, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa Isniinta maanta ah ku dhawaaqay inuu abaal-marinta caalamiga ah ee “Xoriyadda Saxaafadda” sanadka 2018 uu siiyay saxafiga reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Kale Oo Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo Is Casilay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa iscasilay ka hor inta aanu isku diiwaan-gelin u tartamidda jagada guddoomiyaha golaha shacabka. Ibraahim Isaaq Yarow waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirka Cadaaladda Oo Aqalka Sare u Akhriyey Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Musuqa Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta aqalka sare u akhriyey Hidise sharciyeedka la dagaalanka musuq maasuqa, kaasi oo ay horey usoo ansixiyeen xildhibaannada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Wasiirrada Xukuumadda Kheyre Oo Is-casilay Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Caziz Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhow is-casilay ka hor inta aanu isku diiwaan-gelin u tartamidda jagada guddoomiyaha golaha shacabka. C/caziz…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Uganda: Lama Dagaali Karno Al-shabaab…Xataa Ma Difaacan Karno Meelaha Aan Heysanno Madaxa hoggaanka ciidamada Uganda Gen David Muhoozi, ayaa sheegay in ciidamooda aaney xilligan la-dagaali karin xarakada Al-shabaab, isaga oo sababta ku sheegay qarash la’aan, arrimaha lojistikada iyo dhibaatooyin heysta ciidamada…