1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Shaqada Ka Eryay Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shaqada ka eryay shaqaale ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadkan uu ka eryay shaqada ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hirshabelle Oo Kormeeray Deegaanno Uu Wabiga Kaga Fatahay Sh/dhexe Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha dhexe oo uu ku fatahay wabiga Shabelle. Deegaannada ay tageen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Loogu Baaqay In Qorshe Cad La Tagto Shirka Brussels Aqoonyahannada Soomaaliyeed qaarkood ayaa waxay dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqeen in qorshe cad ay la tagto shirka maanta ka furmay magaalada Brussels kaasi oo looga hadlayo amniga Soomaaliya. Aqoonyahan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Aminga Soomaaliya Oo Ka Socda Brussels, Belgium-ka Shirka amniga Soomaaliyeed iyo dhismihiisa looga hadlayo ayaa maanta ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Shirkaddan arrimaha xoogga lagu saarayo waxaa ka mid ah: dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Waxaa Ay Dilka Uga Horreysaa Boko Haram, Warbixin Sida lagu qoray warbixinta hey’adda African Centre for Strategic Studies ee laga leeyahay Mareykanka waxaa ay sheegeysaa in Al-shabaab noqotay kooxda ugu dilka badan qaaradda Afrika. Xarakada Al-shabaab waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Boqor Buur Madow Oo Ku Xanuunsanaya Xabsiga Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku xanuunsanayo bqoqo Cismaan Maxamed Buur Madow oo ku jira xabsi dhexe ee Hargeysa. In kastoo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Tiiceey Oo Ku Baaqay Xallinta Khilaafyada Siyaasadeed Ee Galmudug Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Maxamed Aadan Tiicey oo xalay xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyey magaalada Cadaado ee Galgaduud ayaa ku dheeraaday ka hadal arrimo badan oo reer Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysaskii Ka Barakacay B/weyne Oo Sheegay In Aysan Weli Helin Wax Gurmad Ah Qoysaskii dhowaan ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle ee B/weyne ayaa sheegay in aanay weli helin wax gurmad ah, xilli ay xaaladooda meel adag mareyso. Waxa ay sheegeen in tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria 24 Oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Masjid Booliska Nigeria ayaa sheegay in ay dhinteen ku dhowaad 24 qof intii ay socdeen labo qarax oo lala beegsaday Masjid ku yaallo gobolka Adamawa ee waqooyi bari dalka. Cusmaan Akbar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo La Filayo In Uu Booqdo Qudus Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo in uu booqdo bishahaan gudaheed magaalada Qudus, sida ay sheegtay New York Times. Trump oo ka jawaabayey su’aal uu weydiiyay wariye…