1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waa Maxay Danta Ku Jirta Shir Weynaha Qaran Ee Maanta Ka Furmaya Muqdisho? Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha qaran ee dastuurka, iyadoo ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, xubno ka socda beesha caalamka, maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo Lagu Wado Inuu Maanta Ka Furmo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha qaran ee dib u eegista Dastuurka, kaasi oo ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin iyo marti sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanka Moqokori Ee Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay saakay oo Axad ah howlgallo amni ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa mid mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub Aqalka sare ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Midowga yurub, kaasi oo qaabilsan arrimaha Dastuurka, wafdigaan ka socday Midowga yurub ayaa ka koobnaa Shan xubnood . Socdaalka Wafdiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn Oo Laga Hirgeliyay Doomaha Dhulka Magaalada Beledweyne oo dhowaanahan ay harqiyeen fartahaadaha webiga Shabelle ayaa xiligan waxaa la dareemayaa daadad hor leh, waxaana 24 saac ee lasoo dhaafay lagu la’yahay in kabadan 5 ruux, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Najib Razak Oo Loo Diiday In Uu Dalka Ka Baxo Mas’uuliyiinta waaxda Socdaalka Malaysia ayaa sheegay in ra’iisulwasaarihii hore Najib Razak loo diiday in uu dalka ka baxo. Arrinkan ayaa yimid ka dib markii Najib Razak uu sheegay in isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waalidiin Soomaaliyeed Oo Ka Warbixiyey Dhibaato Caruurtooda Ku Haysata Tanzania.. Baaqna U Diray DFS Waalidiin Soomaaliyeed oo caruurtooda ay ku xiranyihiin dalka Tanzania ayaa ka codsaday dowladda Federaalka Soomaaliya in ay kala hadasho siideynta Ilmahooda Tanzaina. Waxay ay sheegeen waalidiintaa Soomaaliyedd in aysan arkin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Garoowe Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ambassador Micheal Keating ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe Xarunta Dowlad-goboleedka Puntland. Ambassador Keating ayaa Kulan Al-baabada u xiran waxaa uu la yeeshay Madaxweynaha Puntland C/weli…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Ay Ka Bilaabatay Doorashooyinkii Ugu Horreeyay Oo Baarlamaani Ah Tan Iyo Markii La Jabiyey Daacish Xarumaha codbixinta Ciraaq ayaa maanta loo furay Codbixiyaasha, si ay uga dhiibtaan codadkooda doorashada Baarlamaaniga ah, taasi oo laqabanayo tan iyo Markii la shaaciyey in la jabiyey ururka Daacish. Doorashadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Labo Wasiir Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay wasiirka beeraha maamulkaasi iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Puntland. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Gaas ayaa…