Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA) ayaa kulan xog wareysi ah u qabatay wasaaradaha arrimaha bini’aadantinimada iyo maareynta musiibooyinka ee dowlad goboleedyada Jubbaland, Puntland Koonfur Galbeed Galmudug iyo Hirshablle. Kulanka oo…