1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Booroow oo Muqdisho ku geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow oo kamid ahaa mudanayasha golaha shacabka. Xildhibaanka ayaa ahaa mid laga soo doortay deeggannada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Gaaray Galgaduud Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala iyo xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midawga Yurub oo shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary Midawga Yurub ayaa shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary, oo kamid ah dalalka xubinta ka ah midawga. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya xilli guddiga fulinta midawga Yurub ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud oo kamid ah gobollada ay sida daran u saameysay abaarta dalka ku dhufatay, ayaa waxaa ay sababtay in dadku ay kasoo barakaan deegaannada miyiga ah, iyaga oo soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Kenya oo loo magacabay Ergayga Nabadda ee Congo iyo Itoobiya Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto ayaa u magacabaay madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta Ergayga Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Itoobiya. Uhuru ayaa horay qayb…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Bilyuuneer oo Go’aan Ku Gaaray in Hantida aaney Dhaxlin Caroortooda, Liis La Yaab Leh! Dunidan in aad Bilyuuneer noqoto waa wax adag, oo ay gaaraan uun dad fara ku tiris ah, waxay ku timaadaa shaqo adag, hawlkarnimo iyo nasiib, waxaana iska caadi ah in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Caalamka oo London ku qul-qulaya si ay uga qaybgalaan aaska Boqorad Elizabeth II. Boqor Charles III, ayaa la filayaa maanta uu qasriga Buckingham uu ku soo dhaweeyo boqolaal kamid ah madaxda caalamka kuwaa UK u tagaya ka qaybgalka aaska boqorad Elizabeth II. Maalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh : Sannadka soo socda Shabaab dalka waa laga weyn doonaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka. Xasan Sheekh ayaa kala hadlay Soomaalida ku dhaqan magaalada Washington, dadaalada ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho Soomaaliya cadaalad iyo amni ah Warsaxaafadeed September 17, 2022 Baydhabo, Soomaaliya Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, haddana xasiloonida Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax lagu dilay Nabaddoonno Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisnta Dowlada Federaalka, ayaa cambaareysay qarax miino ah oo lagu dilay habeennimadii xalay Nabaddoonno socdaal ku marayay inta u dhaxeysa degmooyinka Buula burde iyo…