2 daqiiqo Sheeko:Dalka 400 Arday oo u fariistay imtixaan loo gelayo Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation. Waxaa maanta loo fadhiistey Imtixaanka Qabuulka ee Deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, oo ah Deeq waxbarasho Jaamacadeed oo sanadle ah, oo loogu tartamo si daahfuran . Gudoomiyaha Hormuud Salaam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalantay Galgaduud Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Galgaduud, halkaas oo uu ka dhashay khasaaro kala duwan. Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo sheegtay in la duqayay gobalka Tigray TPLF ayaa xaqiijisay in duqaymo dhanka cirka laga geystay gobalka Tigrayga, kadib markii ay ku dhawaaqeen in ay qaadanayaan xabad joojin ka hirgasha aagga dagaalka. Kibrom Gebreselassie, oo ah sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Hay’adda Qatar Charity Kala Hadlay Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda Qatar charity oo ay ka wada hadleen sidii loogu soo gurman…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka iyo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha iyo Dagaalka Ka Dhanka ah Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay, kadib gabagabadii shirka wadatashiga Qaran, oo u dhaxeeyay madaxda dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha dalka,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo war-muriyeed laga soo saaray Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, kaas oo muddo laba maalin ah uga socda madaxda madaxtooyada qaranka. Shirkaan oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamse oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hay’adda IOM Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM, Amy Pope. Xubnaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u milicsi: Saameynta Dhacdadii September 11, 2001-kii Iyo Soomaaliya 11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin towers), halka United Airline…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga dowadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho ku soo wajahan Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu soo gaaro magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin afarta maamul gobaleed ee…