1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay 1.6 milyan oo talaalka Corona Ah Dowladda Soomaaliya ayaa guddoonta 1,645,600 xabo oo talaalka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay siiyeen dowladaha Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech. War saxaafadeed ka soo baxay UNICEF, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Isimada Puntland kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulama la qaatay qaar kamid ah waxgaradka iyo hoggaanka dhaqanka maamulka Puntland. Xasan Sheekh ayaa madaxtooyada Puntland ee Garowe, ku qaabilay Isimada iyo dhaqanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab sababay dhimashada ku dhawaad kun qof oo ka da’ay Pakistan Inta la xaqiijiyay 1,000 qof ka badan ayaa ku geeriyootay halka tiro intaas ka badan ay ku barakaceen roobab daadad wata oo ku dhuftay gobalka Sindh ee dalka Pakistan. Roobabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Gaalkacyo Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, ayaa sheegaya in xalay gudaha magaalada lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka. Wiilka la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Iyo Wafdi Ka Socda Bangiga adduunka oo Kulmay Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson iyo xubno kale oo la socday, Wasiirka Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal khasaaro gaystay oo ka socda gobalka Galgaduud Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro gaystay oo u dhaxeeyo laba beelood oo walaalo ah ku dhexmaraya deegaanka Barkada ina jiirow oo qiyaastii 45km u jira degmada…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga 100-ka Maalin ee Madaxweyne Xasan Shiikh Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowladdiisa ay haatan 100 maalin jirsatay, waxaa uu ku guuleystay inuu qabto hawlo badan oo hortabin u lahaa maamulkiisa, una badnaa boogadhayid iyo hagaajinta hillinka dowladnimada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: UNICEF oo cambareysay duqayn lagu dilay carruur Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Carruurta UNICEF, ayaa si adag u cambaareysay weerarka duqaynta ah ee lala beegsaday xannaano ku taalla gobalka Tigrayga. Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa duqaynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Degmada Baxdo Saraakiil katirsan Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee bartamaha ee dowlad goboleedka Galmudug, waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee Baxdo, kadib dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Sheegay iney Ka Go’an Tahay Xukuumadda Gurmadka Abaaraha Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhowaan waxaa uu safar ku tagay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isaga oo u kuurgalayay xaaladda ka jirta gobolka, iyo deegaannada…