1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Salaam Foundation oo tababar u furtay ardayda ku guuleysatay deeqda waxbarasho Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta Magaalada Muqdisho tababar uga furtay ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee dalka, balse ku guuleystay deeqda waxbarasho ee ay bixiso Hormuud Salaam Foundation. Tababarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka difaaca oo kormeeray guutooyinka howlgalada ka wada gobalka Hiiraan Wasiirka gaashaandigga xukuumadda federaalka ah Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kormeeray guutooyinka ciidamada dagaalka kula jira ururka alshabaab ee ku sugan gobalka Hiiraan. Jaamac oo ay wehlinayaan Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raila Odinga oo gaari xamuul ah ku gudbiyay dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya Siyaasiga mucaaradka ah ee guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ay sheegeen in looga adkaaday doorashadii ka dhacday dalka Kenya Raila Odinga, ayaa u gudbiyay maxkamadda sare ee Kenya dacwad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar uu dhalay saaxiibka Putin oo qarax lagu dilay Dowladda Ruushka ayaa dhiggeeda Ukraine ku eedeysay in ay ka dambeysay dilka gabar uu dhalay mid kamid ah saaxiibada ugu dhaw ee Putin. Moscow ayaa sheegtay in dilka wariye Darya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wakiilada Jubbaland oo mudda kordhin u sameeyay Xukuumadda iyo Baarlamaanka Golaha wakiilada baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Kismaayo. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 58 xildhibaan ayaa ajendahiisu uu ahaa sidii wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uk oo cambaareysay weerarkii Hotel Hayat Dowladda Ingiriiska ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxay si kulul ugu cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Xayaad, kaasoo socday muddo 22 saacadood ka badna .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska oo sheegay in la soo gabagabeeyay howlgalkii Hotel Hayat Taliyaha ciidamada Booliiksa Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay howlgalkii Hotel Xayaad qaatay muddo ka badan 24-saac. Xijaar ayaa sheegay in ciidamada ammaanka intii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne hore Farmaajo oo loo dhaariyay kursi Xildhibaannimo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa goordhaw loo dhaariyay xildhibaan golaha shacabka ah. Farmaajo ayaa kamid noqonaya xildhibaannada golaha shacabka ah, waxaana uu kursiga ku fadhinaya abid, maadama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Norway oo muwaadiniinteeda kaga digtay in ay u safraan Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda ee dowladda Norway ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u socdaalaan Koonfurta, Bartamaha iyo Waqooyi-Bari ee Soomaaliya. Norway ayaa sidoo kale ugu baaqday in dadkeeda hadda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ATMIS oo cambaareysay weerarka Hotel Xayaad Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa cambaareeyay weerarkii ay ururka alshabaab ku qaadeen Hotel Xayaad habeennimadii jimcaha ahayd ee kaas oo qaatay muddo 30 saacadood ku…