1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM oo ka hadashay duqayn ay Soomaaliya ka fulisay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda africa ee loo yaqaanno AFRICOM, ayaa faahfaahin ka bixiyay duqayn dhanka cirka ah oo diyaaradaha Maraykanka ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobalka Hiiraan. Qoraal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse iyo Guddiga Gurmadka Qaran Ee Abaaraha oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baalle oo kaabiga ku haya deegaanka Dhagax-dheer ee hoostaga degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta oo Arbaco ah, uu ka dhacay dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Dib U Soo Celinta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Shirka ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda dan-qaran ayaa waxaa lagu ansixiyay dhismaha iyo maamulka hey’adda maareynta musiibooyinka Soomaaliya, oo la hirgeliyay, kadib markii meesha laga saaray wasaaradda gargaarka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Baaq Ku Aadan Abaaraha u Diray Beesha Caalamka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka hadalayay shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda dan-qaran, ayaa baaq waxaa uu u diray beesha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse Ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyeed Iney Isku Gurmadaan Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka hadalayay shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada xukuumadda dan-qaran, ayaa baaq waxaa uu u diray umadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaan Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Laga Hirgeliyay Ceelbiyood Duqa Degmada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo, Odayaasha dhaqanka ayaa maanta kormeer ku gaaray deeganka Jeexdin ee duleedka magaalada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Turkiga Uga Qeyb Galay Shir Ku Saabsan Deyn Cafinta Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhamaystirka deyn-cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay hoggaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare oo la shaaciyay Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda. Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka u fadhiistay ku dhawaad 35-kun ee arday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto oo Ku Guuleystay Doorashada Kenya Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha dalka Kenya ee lagu magacaabo (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto madaxweyne ku-xigeenkii dalkaas uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha, isaga oo ka guuleystay Ra’iisulwasaarihii…