1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka oo La Hoosgeeyay Xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabad Xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu kula wareegaayey Gargaarka iyo Masiibooyinka oo horay Wasaaradd u aheyd, laakiin aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida Wararka naga soo gaarayo dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in ay deegganno ka tirsan gobolka siti ee dowlad deegaanka ay dhac iyo boob ay ka geeysteen maleyshiyo Canfar ah. Ciidamo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas, fikirkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Xuquuqal Insaanka oo Cambaareysay Khasaaraha Ka Dhashay Bannaanbaxyo Ka Dhacay Somaliland Xarunta xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxaa ay ku cambaareysay falalkii ka dhacay magaalooyinka Somaliland maalinimadii Khamiista, xilli uu socday bannaanbax ay dhigayeen taageerayaasha xisbiyada mucaaradka ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle? Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay Shirka golaha wasiiradda maamulka, kulanka Golaha ayaa looga hadlay arrimaha dhowr ah, kuwaas oo ugu horeyso dardargalinta amniga, dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaro ka dhashay shil ka dhacay Hargeyso Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa ku dhintay shan kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa ee Somaliland. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OGEYSIIS: Tababar muhiim ah iyo shaqo-abuur Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Dhalinyarada Soomaaliyeed in Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Buruuj oo kaashanaya Hay’adda Hormuud Salaam Foundation iyo Shirkada Rikaab, uu bixin doono koorso la xiriirta barashada farsamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse oo Dhaqaaqeysa Gurmadka Abaaraha Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farxaan Maxmed Jimcaale , ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda DanQaran ay si degdeg ah uga hawlgali doonto gurmad qaran oo laga geli doono sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo ka socda Somaliland Wararka naga soo gaarayo deeganada Somaliland ayaa sheegaya in ay dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland ay ka socdaan banaabaxyo ka dhan ah xukuumadda oo ay soo abaabuleen xisbiyada Mucaaradka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhirso: Sida Loogu Kale Guuleytay Doorashadii Guddoonka Degmada Cadaado Golaha deegaanka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ay doorteen guddoomiyaha degmada iyo ku-xigeenkiisa, kadib doorasho ka dhacday xarunta madaxtooyada magalaadaaas, golaha ayaa guddoomiye u doortay Faarax Diiriye…