1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Garoowe Oo Aad Loo Adkeeyay Ciidamada Puntland ayaa aad u adkeeyay amniga guud ee magaalada Garoowe, halkaasi oo la filayo in maanta oo Axad ah uu gaaro madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Guud ahaan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Mareykanka Iyo Israel Waxay Farogelin Ku Hayaan Iran Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa sheegay in Mareykanka iyo Israel ay faro galin ku hayaan dalalka Iran iyo Pakistan . Erdogan ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanka iyo Israel ay sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carabta Oo Qaramada Midoobay Ku Qancineyso In La Aqoonsado Dowlad Falastiin Oo Caasimadeedu Tahay Qudusta Bari Wasiirka arrimaha dibadda Urdun Ayman Safadi ayaa sheegay in dowladaha carbeed ay bilaabi doonaan dadaal diblomaasiyadeed kaasi oo qaramada midoobay loogu qancinayo inay aqoonsadaan dowladda Falastiin ee caasimaddeeduna tahay Qudusta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaab NISA Ku Eedeysay Caburinta Xuriyadaha, Afkaarta Iyo Dimoqoraadiyadda War Saxaafadeed ay maanta soo saareen xisbiyadda siyaasadda ee Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod ayaa lagu dhaliilay hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA. Qoraalka axsaabta waxaa lagu sheegay in NISA ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Xirey Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo-burde, Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad usoo xirey qarax miino oo ka dhacay degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kaasi oo uu ku dhintey askari ka tirsan ciidanka AMISOM, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Garoowe Sidey u Arkaan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ku Tagayo Magaaladaasi? Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtay safarka la filayo in maalinta berri ah uu magaaladaasi ku tago madaxweyne Maxamed C/laahi Maxame Farmaajo. Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ku-xigeenka Al-shabaab Ku Daray Argigixisada Caalamiga Dalka Mareykanka ayaa liiska argigixisada caalamiga ah ku daray ku-xigeenka madaxa xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda waxaa lagu sheegay in Abukar Cali Aadan la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Dadka Lacago Lagu-siin-doono Kororka Qiimaha Maciishadda Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa soo saaray tiro amarro ah kuwaasi oo shaqaalaha dowladda iyo ciidamada lagu siinayo badalaad lacageed ka dib markii ay sare u kacday maciishadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe Oo Gabogabo Ah Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo kormeeray garoonka diyaaradaha Garoowe oo dhismo ku socota ayaa sheegay in maalmaha soo aadan lasoo gabagbeynayo dhismaha, islamarkaana garoonka uu shaqo bilaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Dadka Ku Nool Bakool Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo socdaal ku maray deegaanno kamid ah gobolka Bakool ayaa ka deyriyey xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolkaasi. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka…