2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Taariikhda Degmada Boondheere Boondheere waa mid ka mida degmooyinka ugu faca weyn eek u yaalla caasimadda waxayna ka koobantahay afar waaxood oo kala ah Yuusuf Al-kownwyn, Siinay, Daljirka Daahsoon iyo nasiib buundo. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Dacwad Ka Dhan Ah Mareykanka U Gudbisay Qaramada Midoobay Iran ayaa golaha ammaanka ee qaramada midoobay u gudbisay dacwad taasi oo ay uga dacwooneyso Mareykanka inuu faro-gelin ku hayo arrimaheeda. Wakiilka Iran u fadhiya qaramada midoobay Gulaam Cali ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Dood Ka Taagan Tahay Guurka Gabdha 9 Jirka Ah Xisbiga mucaaradka ee Turkiga ayaa madaxweynaha ugu baaqay inay baarlamanka baaraan hadal ay sheegtay mu’asaso diini ah, kaasi oo sheegaya inay suurto gal tahay in loo guuriyo gabdadha 9 sano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre oo 3 Wasiir Shaqada Ka Ceyriyay , 3 kalana magacaabay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa uu shaqada ka ceyriyay wasiirrada kala ah : Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga calamiga Yusuf Garaad,, Wasiirka warshadaha iyo ganacsig Khadra Axmed Ducaale, iyo wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ururka Qareennada Soomaaliyeed Oo Ka Horyimid Go’aankii Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir Ururuka Qareennada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestay go’aankii maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ay maanta ku ganaaxday 8 qareen oo lagu eedeeyay iney diideen u doodista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Furay Waddooyin Ku Xirmay Dagaalladii Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku guuleystay dib u furista waddooyin ku xirmay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan kuwa Suuqa magaaladaasi. Gaas ayaa socdaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Magacaabay Hanti Dhowraha Guud Ee Somaliland Iyo Mas’uuliyiin Kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay mas’uuliyiin cusub, waxaama mas’uuliyiinta la magacaabay kamid ah hanti dhowraha guud ee Somaliland. Halkaan hoose ka akhriso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waa Dhab Inaan Ad Adagnahay” (Dhageyso) Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dhaliilaha mararka qaar loo jeediyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney soo dhoweynayaan dhaliil walbo oo wax lagu dhisayo. Wuxuu sheegay Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakur: Ma Aqbalsani Go’aanka Maxkamadda Racfaanka Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta xisbiga Wadajir ayaa sheegay in aanu aqbaleyn go’aanka maxkamadda racfaanka ee safaradda looga mamnuucay, lagu amray in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Socdaalka Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Ee Sanaag Wuxuu Keeni Karaa Iska Hor Imaad Somaliland ayaa waxay xad-gudub ku tilmaantay socdaalkii uu shalay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ku tagay wasiirka qorsheynta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Xasan. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad…