1 daqiiqo Sheeko:Dalka Peter de Clercq: 1 Milyan Oo Soomaali Ah Ayaa Barakacay 2017 Ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Peter de Clercq ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xaaladda banii’aadnimo ee ka jirta xeryaha barakacayaasha ee K13 ee degmada Kaxda. Peter…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Kasoo Horjeestay In Maamullo Cusub Loo Sameeyo Degmooyinka Gedo Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo oo shir ku yeeshay degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa kasoo horjeestay qorshe maamullo loogu sameynayo degmooyinka gobolkaasi. Waxay waxgaradkan sheegeen in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Juxa Iyo Khubaro La Socotay Oo Booqday Beled-Xaawo Iyo Xadka Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo wafdi uu horkacayo oo shalay Doolow tagay ayaa isla galabtii u gudbey magaalada Beled-xaawo iyaga oo booqday xadka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Joojin-doona Gar-gaar Uu Siiyo Pakistaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Pakistan been iyo inay dhagar ay ku sameeyaan Mareykanka xilli lacag Balaayiin ah oo ay kaalmo ahaan ay uga hesho . Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaalla Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho Dab ayaa ka kacay guryo ku yaallay xaafadda Kaawo Godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare hantiyeed. Wararka waxay sheegayaan in Dabkaasi ay ku baseen Afar guri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dekadda Muqdisho Oo La Keenay Qalab Qashinka Iyo Carada Looga Saari Doono Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu daah furay qalab casri ah oo loogu talogalay in uu qashinka ka saaro dekadda magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardeyda Somaliland Oo Ka Xumaatay Timo Jarista Ay Xukuumadda waddo Qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada Hargeysa ayaa walaac ka muujiyey howlgallada ay ciidamada Booliska ay ka wadaan magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, howlgalkaan ayaa u jeedkiisu waxaa uu yahay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir oo Dowladda Ku Eedeeyay Ku takri-fal Awoodeed, Musuq Iyo Faragelinta Garsoorka Qoraal uu Xisbiga Wadajir soo saaray axaddii , isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog News ayuu ku eedeeyay dowladda federaalka ah arrimo ay ka mid yihiin ku takri-fal awoodeed, musuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay iney weerareen bar koontarool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kim Jong-un: Badhanka Nukliyeerka Waxaa Uu Yaallaa Xafiiskeyga Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in hubka Nukliyeerka ah uu yaalo had iyo jeer xafiiskiisa taasi oo aan u suurto galineyni Mareykanka inuu bilaabo dagaal. Waxaa uu intaasi…