1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Galmudug Oo Cambaareeyay Falkii Shalay Lagu Weeraray Hoyga Senator Qeybdiid Golaha wasiirada Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxay ku cambaareeyeen falkii shalay ay ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku weerareen hoyga uu magaalada Muqdisho…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Gal Dacwadeed Uga Furay Ciidan Iyo Saraakiishii Weerartay Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir ayaa maanta maxkamadda ciidanka qalabka sida gal-dacwadeed uga furay ciidankii weerarka u geystay xaruntooda iyo saraakiishii ka dambeysay. Xeer- ilaalinta ciidanka qalabka sida oo qabatay dacwo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 Sano Kadib Oo La Dhisayo Garsoorka, Maxkadamadaha iyo Xeer Ilaalinta Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay 27 Sanno ka dib in ay dhisi doonaan Garsoorka, Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta Gobolka Gedo. Maalmahan dambe waxaa ku sugnaa degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo wafdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Ansixiyey Miinaasiyadda Sanadka 2018 Golaha Wasiirada Galmudug ayaa maanta Axad ah waxay ansixiyeen Miisaaniyadda sanadka 2018 uu ku shaqeen doono Maamulkooda. Kulan ay wasiiradan ku yeesheen magalada Cadaado ayey ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Gaalkacyo Oo Aad Loo Adkeeyay Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kadib markii amniga magaaladaasi la wareegeen ciidamo isku dhaf ah. Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamada xogga dalka Jeneraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Bayaanka Hey’adda Culimada Soomaaliyeed Hey’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray bayaan ku aadan khilaafka siyaasadeed ee hadda ka jira dalka. Bayaanka Culumada Soomaaliyeed oo ka kooban 6 qodob waxaa uu u qornaa sidan: 1. Culimadu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hindiya: Atoore Caan Ah Oo Siyaasadda Ku Biiray Atooraha Filimaanta Hindiga Rajinikanth ayaa maanta sheegay in uu kusoo biirayo siyaasadda, sheegana in uu xisbi ugaar ku dhawaaqi-doono. Rajinikanth(Soomaalida u taqaan Jeestoole) oo aad looga jecelyahay koonfurta Hindiya gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Col. Cabdullahi Cirro: Qof Walba Oo Reer Mudug Ah Qoriga Ha Xareeyo Col. Cabdullahi Cirro oo ah taliyaha qeybta 21aad ee xoogga dalka ayaa ka hadlay sida ay u dhacday shaqaaqadii suuqa magaalada Galkacyo isaga oo sheegay in ay tahay arrin aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dastuurka Oo Cambaareeyay Weerarka Hoyga Qeybdiid Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay sharci-darro ku tilmaamay weerarkii hoyga guddoomiyahooda Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid) Qoraalka oo koobnaa waxaa uu ku qornaa sidan:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Congo Oo Hawada Ka Saartey Adeegga Internet-ka Jamahuuriyadda Congo ayaa ku amartay shirkadaha bixiya adeegyada isgaarsiinta inay guud ahaan jaraan adeegga internetka iyo fariimaha gaagaaban ee adeegga dalka. Amarka ay soo saartay xukuumadda Congo ayaa waxaa uu…