1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Mursi Oo lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah Maxkamad ku taallo Masar ayaa ku xukuntay xabsi muddo saddex sano ah madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi iyo 19 kale oo qof ka dib markii ay liideen madaxda garsoorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaal Iyo Askar Badan Oo Loo Xiray Weerarkii Senator Cabdi Qeybdiid Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga u taxaabay ilaa iyo 40-Askari oo ka dambeeyey weerarkii lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow Oo Sheegay In Sharciga La Horgeyn Doono Cid Walbo Oo Ku Lug Leh Weerarkii Hoyga Qeybdiid Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C.raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Facebook-giisa wuxuu kusoo qoray in dowladdu ay waddo baaritaan ku aadan weerarkii ay maanta ciidamo ka tirsan dowladda ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Amray In Si Degdeg Ah Loo Baaro Falkii Lagu Weeraray Hoyga Senator Qeybdiid Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku amaray in baaritaan degdeg ah uu ku sameeyo falkii lagu weeraray maanta hoyga Senator Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Cabdi Qeybdiid Oo Ka Warbixiyey Weerar Ay Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Ku Qaadeen Gurigiisa Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo saxaafadda kula hadlay hoygiisa ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey weerar ay maanta ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku qaadeen gurigiisa.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warmurtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer Dejinta Soomaaliya Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4-aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa 29ka Diseembar 2017, waxaana ka soo qaybgalay: Golaha Shacabka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Saxiixay Heshiis Ku Kacaya $2.7m C/raxmaan Ducaale Bayle, wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah saxiixay heshiis lacag oo gaaraya $2.7m oo doolarka Maraykanka ah, waxaana loogu talogalay in wax looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Duleedka Balcad Oo Lagu Heshiisiinayo Jowhar, Sh/dhexe Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in 1-da January 2018, ay magaalada Jowhar shir nabadeed uga furi doonaan beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay duleedka degmada Balcad ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Darmaan “Dowlad Aan Mucaarad Lahayn Dowladd Ma Ahan” Siyaasiga Cabdi Nuur Darmaan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in dowlad aan mucaarad lahayn aysan dowlad ahayn, isaga oo tilmaamay in mucaaradkana laga doonayo iney wax dhisaan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Aloore Oo Ku Baaqay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku baaqay in la adkeeyo amniga iyo kala dambeynta guud ee magaalada Gaalkacyo. Waxa uu sheegay in ciidamada isku…