1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka G/banaadir Oo Safarrada Ka Mamnuucday Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah waxay burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir horey uga gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur. Waxay maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada 5 Ruux Oo Ay Al-shabaab Ku Toogteen Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay waxay deegaanka Kuntuwaarey ee gobolka Shabellaha Hoose ku toogteen Shan qof oo ay ku eedeeyeen basaasnimo. Waxay Al-shabaab goob fagaare ah isugu yeereen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abuukaate Sharaxaya Sida Ay Noqon Karto Dacwada Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Abuukaate Cabdirisaaq Cali Dhoore oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in qofka eedeysanaha ah laga doonayo mar walba in uu hortago maxkamadda u yeertay, isla markaana uu halkaasi ka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Warbixin: Dhacdooyinkii Guud Ee Isboortiga Soomaaliya Ee Sanadkii Dhamaaday 2017 Sanadkii dhamaaday 2017 waxaa dalka ka dhacay dhacdooyin badan oo horumar u ah guud ahaan isboortiga waxaana soo dhaweeyay bahweynta jecel guud ahaan qeyb kala duwan ee ciyaaraha dalka Haddaba, Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ka Jaraya Mucaawimada Ay Falastiin Ka Hesho Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu jari-dooni mucaawimada lacageed ee uu siiyo Falastiin isaga oo ku eedeeyay inaysan u muujineyni wax xushmo ah. Trump ayaa bartiisa Twitterka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaan ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Diyaarado dagaal ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Ceelwaaq Kenya ee NFD, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Kiiladii Khaatka Oo Lagu Canshuurayo $2.5 & Diyaaradaha Oo La Amray In La Diiwaangeliyo Maamulka Gamudug ayaa maanta sheegay in diyaaradaha khaatka ee ka dega deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi iyo sidoo kale kuwa kale ee caadiga ah laga doonayo iney qaataan aqoonsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: Wasiirka Qorsheynta Federaalka Ah Oo Booqday Badhan Si Loo Qiimeeyo Xaaladda… Wasiirka qorsheynta dawladda federaalka Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Safarka wasiir Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa lagu sheegay mid loogu kuur-galayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag Oo Laga Mamnuucay Ugaarsiga Diinka Badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa waxa uu ka digay xayawaanka Diinka oo uu sheegay in aad looga ugaadhsado gobolka Sanaag gaar ahaan deegaannada hoos yimaada magaalada Ceerigaabo. Badhasaabku…