1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Maamulkaasi Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay codka kalsoonida ah u qaadaan wasiirada cusub ee maamulkaasi. Maxamuud Xasan Wabar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falastiniyiinta Oo Loo soo jeediyay In Ay Caasimad Ka Dhigtaan Magaalo Aan Aheyn Qudus Ismaaciil Haniyeh oo ah madaxa xafiiska siyaasadda ururka Xamaas, ayaa sheegay in Mareykanka uu falastiin uu u soo bandhigay magaalada Abuu Diis oo ku taalo duleedka magaalada Qudus inay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Xaliimo Yarey Oo Bilowday Wada-tashi iyo Wacyi-gelin Ku Aadan Doorashada 2021 Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Jubbaland ka bilaabay barnaamijyo wacyi-gelin iyo wada-tashi isugu jira kuwaas oo looga hadlayo doorashada 2021-ka. Talaaladii waxaa Kismaayo laga furay Kulan wada tashi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Xisbi Iyo Madasha Horusocod Oo Madaxda DFS Uga Digey Iney Dalka Geliyaan Xasilooni Darro Siyaasadeed Iyo Mid Amniga Xisbiyada Wadajir, Kulan, Daljir iyo madasha Horusocod ayaa maanta oo Talaado ah waxay si wadajir ah usoo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xariggii C/raxmaan Cabdi Shakuur, qaabkii uu u dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Dhallinyaro Ah Oo Ka Dhex Muuqan Doona Hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa kulan la yeeshay saraakiisha dhallinyarada ee xoogga dalka, waxaana uu kala hadlay arrimo ku aadan sidii ay uga mid noqon lahaayeen…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Waxqabadka Iyo Horumarrada Dowladda Federaalka Ah Ee Sanadka 2017 Goobjoog News, oo bartamaha uga jirta qoraallada sanadkan, ayaa maanta waxaa ay akhristayaasha la wadaageysaa wax-qabadka iyo horumarrada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee January illaa December 2017. Bishii January, waxaa dhacay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Ka Hadlaya Guulaha Soomaaliya Ee 2017 Hadal Qoraal ah oo ku aaddan Dhamaadka Sanadka oo uu soo saaray Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keatin, waa uu u qornaa sidan: Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo 101 Wadan U Dhoofiya Caleenta Shaaha Shaaha Turkiga ayaa waxaa uu gooni la yahay dhadhan aad u fiican . iyada oo ay soo badanayeen dalxiisayaasha soo aadaya Turkiga waxaa kordhay dhoofinta caleenta shaaha ee Turkiga. Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Saldhig Booliis Ka Hirgelisay Deegaanka Bangeelle Ee Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horreysay wuxuu saldhig Booliis ka hirgeliyey deegaanka Bangeelle oo u dhaxeeya degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Mahad Xasan Axmed oo ah wasiir ku…