1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanno Ka Tirsan Sool Oo Lagu Dagaallamay Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Isniin ah laga dareemayaa deegaanno ka tirsan gobolka Sool oo ay ka dhaceen dagaallo qaab beeleed u abaabulan. Wariyaha Goobjoog ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaxootigii Dhadhaab Ka Soo Laabtay, Waxaa Gudaha Soomaaliya Ku Heysto Abaar, Gaajo Iyo Dagaallo Kumannaan Soomaali oo laga soo saaray xerada Dhadhaab ayaa waxaa ay barakac iyo macluul ku heystaa gudaha Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegtay hey’adda Amnesty International Qaar ka badan oo dadkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Iyo Faransiiska Oo Kawada Hadlay La-dagaalnka Argigixisada iyo Xaaladda Yeman Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz iyo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa qadka teleefoonka ku wada hadlay iyaga oo ka wada xaajooday dadaallada la-dagaalanka argigixisada iyo xaaladda Yeman. Emmanuel Macron…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Suudaan Oo Heshiisyo Badan Saxiixday Sida ay sheegtay wakaaladda wararka Suudaan madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Khartoum ku kala saxiixday barnaamijyo Iskaashi. Banaamijyada ay saxiixdeen waxaa ka mida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Iyo Guddoomiye Cirro Oo Ku Kulmay Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta kulan ku wada qaatay qasriga madaxtooyada Somaliland, kulankaasi oo noqonaya kii ugu horreeyay ee dhex mara…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Shirkado Badan Baaris Ku Bilowday Maamulka Somaliland ayaa dib u eegis iyo baaritaan ku sameynaya heshiisyada 16 shirkadood oo si gaar ah loo leeyahay oo adeegyo kala dhowr ah siiya Wasaaradaha kala duwan ee maamulkaas.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka UNSOM Oo Soo Dhoweysay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018 Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah guul weyn oo laga gaaray horumarinta dhaqaalaha, waana tallaab dalka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Dhacdooyinkii Siyaasadeed Iyo Xasaradihii Dhacay 2017-ka Sanadkan 2017-ka, waxaa lagu xusuustaa dhacdooyin muhiim ahaa oo ay ka mid yihiin isbadallo siyaasadeed oo dhacay, xiisado colaadeed, dagaallo, heshiisyo, farxad iyo naxdin iyo arrimo kale. Hadaba, Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Dhallinyarada u Sameynno Mustaqbalka Ay Xaqqa Inooga Leeyihiin” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgalay munaasabad loo qabtay kooxda Jubbaland ee ku guuleysatay tartankii boleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ka xukuumad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shacabka Oo Dhibaato Ku Qaba Xarunta Dad Dhigista Dowladda Hoose Ee Xamar Waxyaabaha lagama maarmaanka u ah muwaadinka hadda ku nool Soomaaliya waxaa kamid ah helista warqadda sugnaanta iyo dhalashada, taas oo ay bixiso waaxda dad dhigidda ee dowladda hoose. Helitaanka warqaddaasi…