1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayo Amniga Sh/dhexe oo ka socda Balcad Degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka soconaya kulan ballaaran oo looga hadlayo amniga guud ee gobolkaasi, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin kala duwan. Guddoomiyaha gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar Oo Gaaray Dalka Ghana Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda Aala Thani ayaa gaaray magaalada Accra ee caasimadda wadanka Ghana oo ah lugtii ugu dambeysay booqasho uu ku marayo galbeedka Afrika. Amiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi: Go’aanka Qaramada Midoobey Waa Go’doomin Ganacsi Kuuriyada waqooyi ayaa ku tilmaantay maanta oo Axad, cunnu-qabateymah cusub ee kaga yimid dhanka Qaramada Midoobay in ay tahay howl-dagaal. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa ku sheegtay bayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Oo Dhaliilay Dowladda, Kana Hadlay Sida Loo Xiray Siyaasiga Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdiashakur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa dhaliilay sida ciidamada dowladda u soo weerareen oo ay ilaaladiisa u laayeen. “ Halkani waa halkii la igu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Tababar u Soo Xirey Dufcaddii ugu Horreysay Ee Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turky-Som Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya (Turky-Som). Madaxweynaha ayaa uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wabiga Shabeelle Oo Guray Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, si ay ugu kuurgalaan Wabiga Shabelle oo guray. Sida muuqaalka aad ku arkeysaan waxaa gabi ahaanba guray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Howlgallo Ka Sameeyay Baay Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa maanta waxay howlgallo ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Bardaale ee gobolka Baay. Wararka waxay sheegayaan in ciidamadan ay ku baxeen deegaanno la sheegay iney ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Kusoo Dhacday Nawaaxiga Villa Soomaaliya Tiro madaafiic ah ayaa lagu soo waramayaa iney maanta kusoo dhaceen nawaaxiga xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Madaafiicdan oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa kusoo dhacay agagaarka 15 May…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Agow 20 Dal Carab Ah Uu Mareykanka Taageero Madaxweynaha Mareykabka Donald Trump waxaa uu sheegay inuu gargaarka ka jarayo dowladaha u codeeya inay ka soo horjeedaan go’aankiisa ku saabsan arrinta Qudus. Ku dhawaad 20 dowladood oo carbeed ayaa…