1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burtinle: Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalka Gumbur Ee Sool Iyo Nugaal Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas maanta oo tagay Magaalada Burtinle ayaa sheegay inay wadaan hishiis ay kala dhex dhigayaan Dadka kud-dagaalamay degaankaasi. Madaxweynaha Puntland oo booqday degmada Burtinle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Loo soo Jeediyay In Ciidan Kala Dhex-dhigto Dirirta Ka Socota Caggaare Deegaanka Caggaare, weli waxaa is hor fadhiya laba beelood oo Colaad dhawaan ku dhexmartay deegaano u dhaxeeya Gobolada Sool iyo Nugaal, Dagaalkii ugu danbeeyay ee dhexmara Xoolo dhaqatada ayaa sababay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga, Doorashooyinka Iyo Qodobo Kale Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga, Sharciga Adeega…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Cabdi Shakuur “Waa Laga Gudbay Xilligii Qori Caaradiis Wax Lagu Maquuninaayey” Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo saxaafadda la hadlay kadib markii ay dambi ku weysay maxkamada gobolka Banaadir ayaa si kooban uga hadlay arrimo dhowr ah. Ugu horreyn wuxuu u mahadceliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Dambi Ku Weysay C/raxmaan C/shakuur Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay dacwaddii loo haystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ay dowladda ku eedeysay qiyaano qaran. Waxay maanta maxkamadda dhageysatay dacwaddii loo haystay Shakuur, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga D. Goboleeyada Oo Ka Hadlay Sii-deynta Cabdishakur, Kana Digay In Bartilmaameedsado Mucaaradka Qoraal uu maanta soo saaray Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleeyada (GIDG) ayaa lagu soo dhoweeyay sii-deynta shuruudeysneyd ee la sii daayey Siyaasi Abdirahmaan Abdishakuur Warsame iyaga oo dhinaca kale ka digay in la bartilmaameedsado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda federaalka Soomaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Sanadkan 34 Jeer Duqeeyay Gudaha Soomaaliya Dalka Mareykanka ayaa sanadkan waxaa uu kordhigay duqeymaha uu ka sameeyo gudaha Soomaliya kaas oo bar-tilmaameedka yahay xarakada Al-shabaab. Illaa 34 jeer ayey Mareykanka duqeeyaan gudaha Soomaaliya, iyaga oo dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo La Sii Daayey Waxaa habeenkii xalay ahaa lasii daayey siyaasi C/raxmaan Cabadi Shakuur Warsame oo u xirnaa dowladda Federaalka Soomaaliya. Dedaal badan oo ay sameeyeen Xildhibaanno, siyaasiyiin, waxgarad, odoyaal dhaqameed, madaxweynaha Galmudug, kan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Ciddii Ka Soo Horjeesata Go’aanka Mareykanka Ee Qudus Waxaan Ka Jari Doonaa Gargaarka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu gargaarka ka jari doono dowladaha u codeeya go’aanka ka soo horjeeda Mareykanka kaasi oo maanta oo khamiis ah ay qabaneyso jamciyadda qurumaha…