1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Ciidamada Kenya Iyo Dad Shacab Ah Oo Laga Soo Sheegayo B/xaawo, Gedo Ciidamada Kenya oo aad u hubeysan ayaa la sheegay iney saakay kasoo talaabeen xadka aan rasmiga ahayn ee dhanka B/xaawo, iyaga oo gudaha usoo galay 100 tallaabo. Dadka deegaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalladan ayaa xooggooda ka socda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hawada Soomaaliya Oo Muqdisho Laga Maamuli Doono Todobaad Kadib Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa isaga oo ku sugan dalka Canada wuxuu ka hadlay xilliga ay dowladda Federaalka ah ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Axmed Shire “Sii Deyntii C/raxmaan Cabdi Shakuur Waxay Ka Dhigan Tahay Dib Usoo Celinta Dowladnimadii” Siyaasi Axmed Shire oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in sii deyntii maxkamadda gobolka Banaadir ee C/raxmaan Cabdi Shakuur ay ka dhigan tahay cadaaladdii oo dib usoo noolaatay. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Cunno-Qabateyn Cusub Lagu Soo Rogay Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa go’aamiyey shalay oo jimco aheyd in la isku raacay cunno-qabateyn adag in la saaro Kuuriyada waqooyi, taasi oo looga falcelinayo tijaabinta gantaalkii ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Iney Sabab u Tahay Dilal Ka Dhacay Laascaanood Waxgaradka iyo culimada ku sugan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacay magaaladaasi, Waxay sheegeen in Somaliland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isra’el Oo Ka Baxeyso Hay’adda UNESCO Maamulka Isra’el ayaa sheegtay inay ka baxeyso hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan dhaqanka barbaarinta iyo waxbarashada ee UNESCO. Isra’el ayaa tilmaantay in weeraro ay ku heyso hay’addaan caalamiga ah. Emmanuel…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka La-taliyaha Amiga Ee Madaxweynaha Oo Loo Magacaabay Cabdi Saciid, Akhriso Taariikhdiisa Mudane Cabdi Saciid M, Cali ayaa loo magacaabay la-taliyaha cusub xagga amniga ee madaxweyne Maxamed Cabduulahi Farmaajo. Mr. Cabdi Saciid M, Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyay, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dowladaha Mareykanka Gargaarka Ugu Badan Ka Qaata Hadana Ka Soo Horjeestay 10 Dowladood ee kaalmada ugu badneyd ka helay Mareykanka sanadkii lasoo dhaafay ayaa intoonada badan ama ka codeeyay go’aanka Mareykanka ee Qudus ama ka aamusay. Sida ku qoran website-ka “Wakaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Ay Xukuumadda u Dirtay Mas’uuliyiin Isticmaasha Gaadiidka Militariga Soomaaliya Xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa uga digtay masuliyintii hore ee dawladda Soomaaliya in ay isticmaalaan Gadiid ciidamada melatariga Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta xukumadda Soomaaliya EN. Cabdiraxmaan Yarisow, ayaa sheegay in…