Hirshaballe: Xildhibaannada Oo Ku Kala Aragti Duwan Meelmarinta Wasiirada Cusub Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa si aad ah ugu kala duwan aragti sidii codka kalsoonida ah loo siin lahaa golaha wasiirada ee uu soo dhisay madaxweyne Waare. Qaar kamid ah… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Waxqabadka 9kii Bil Ee La Soo Dhaafay Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay dib u qaabayn lagu sameeyay waaxyaheeda kala duwan muddo 9bilood ah ka dib markii ay wasaaraddu yeelatay wasaar C/raxmaan Daahir Cusmaan. Wasiirka wasaaradda waxbarashada C/raxmaan Daahr…
1 daqiiqo Turkiga Iyo Urdun Oo Wada Dedaallo Lagu Ilaalinayo Qudus Boqorka Urdun Cabdullahir Al-thani iyo madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in dadaalo dheeri ah lagu bixiyo arrinta magaalada Qudus. Labada mas’uul ayaa waxay ku wada…
1 daqiiqo Sawirro: Jawaari Iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland, Galmudug Iyo Hirshabelle Oo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa gaaray guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Puntland. Wafdigan gaaray Baydhabo…
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Oo Furtay Xarunta Agoonta Booliiska Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta agoonta ciidanka booliska iyadoo ay ka qeyb galeen…
1 daqiiqo K/galbeed: Saraakiisha Oo Sheegay Inuu Isku Soo Dhiibay Sarkaal Al-shabaab Ah Saraakiisha maamulka K/galbeed ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kadib markii uu lasoo xiriiray maamulkaasi. Cabdulle Isaaq oo ah taliyaha howlgelinta ciidamada K/galbeed ayaa…
1 daqiiqo Faah Faahin: Al-shabaab Oo 5 Qof Ku Toogatay Baay Xarakada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Iidaale ee gobolka Baay waxay gelinkii dambe ee shalay ku toogteen Shan qof oo ay ku eedeeyeen iney la shaqeynayeen dowladda Federaalka iyo…
1 daqiiqo Jawaari Iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Maamul Goboleedyada Oo Shir Ku Leh Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay gaaraan guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo guddoomiyeyaasha baarlamaannada…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanno Ka Tirsan Sool Oo Lagu Dagaallamay Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Isniin ah laga dareemayaa deegaanno ka tirsan gobolka Sool oo ay ka dhaceen dagaallo qaab beeleed u abaabulan. Wariyaha Goobjoog ee…
2 daqiiqo Warbixin: Qaxootigii Dhadhaab Ka Soo Laabtay, Waxaa Gudaha Soomaaliya Ku Heysto Abaar, Gaajo Iyo Dagaallo Kumannaan Soomaali oo laga soo saaray xerada Dhadhaab ayaa waxaa ay barakac iyo macluul ku heystaa gudaha Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegtay hey’adda Amnesty International Qaar ka badan oo dadkaasi ka…