Admiral Gaas Faarax Qare: Dacwada Badda, Kenya Waan Uga Guuleysan-doonna Guddoomiyaha hey’adda cilmi -baarista badaha Soomaaliyeed Admiral Gaas Faarax Axmed Qare ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku guuleysan-doonto muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Faarax ayaa tilmaamay in dowladda Kenya markey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kismaayo: Wasiirrada Maaliyadda Oo Ka Hadlaya Shir-ka Mideynta Canshuuraha Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ka furmay madasha wada-xaajoodka arrimaha maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Wasiirka Wasaaradda maaliyadda oo furay shirka ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray…
2 daqiiqo Akhriso: War-murtiyeedka Shirweynaha Qaran Ee Siyaasadda Dhallinyarada Soomaaliyeed Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gagababeeyay shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo furmay 17-kii bishan. Hadaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasha la wadaageysaa war murtiyeedka oo dhameystiran.…
1 daqiiqo Filippo Grandi, Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka Oo Kismaayo Iskuul Ka Furay Madaxa qaramada midoobey u qaabilsan qaxootiga aduunka Filippo Grandi ayaa inta ay Kismaayo joogeen isaga iyo wafdigiisa waxaa ay kormeer ku tageen xeryaha ay degan yihiin dadka ka soo laabtay…
1 daqiiqo Galkacyo: Ganacsatada Koonfurta Iyo Waqooyiga Oo La Mideeynayo Waxaa magaalada Galkacyo lagu qabtay kulan looga hadlayey ganacsiga, horumarinta iyo midnimada labada dhinac kaasi oo ka dhacay magaaladaasi, waxaana soo qaban-qaabisay kulankaani rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Kulankaani ayaa…
1 daqiiqo Kenya: Muranka Badda Ee Nagala Dhaxeeyo Soomaaliya Waa In Wada Hadal Lagu Dhameeyo Kenya ayaa mar kale ka hadashay kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyo jawaabta ay arrintaasi ka bixisay. Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in weli Kenya…
1 daqiiqo Golaha Ammaanka: Mareykanka Oo Adeegsaday Veto Ku Saabsan Go’aankii Qudus Dowladda Mareykanka ayaa adeegsatay codka Vitowga(“veto power” ) ee golaha ammaanka si meesha looga saaro mashruuc go’aameed ay soo gudbisay Masar oo lagu ridinayey go’aankii madaxweyne Donald Trump ee aqoonsiga…
1 daqiiqo Dabcasar Oo Lagu Xiray Hargeysa, Somaliland Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xaaji oo loo yaqaanno “Sheekh Dabcasar” , oo ah shakhisyad aad looga yaqaanno baraha Bulshada. Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa…
2 daqiiqo Wasiir Islow: Mar Walbo Oo La Shirayo Waa In Fasax Laga Haysto Wasaaradda Amniga Iyo Gobolka Banaadir Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa sheegay in cid walbo oo qabaneysa shirar laga doonayo iney warqad fasax ah kasoo qaadato wasaaraddiisa iyo gobolka…
2 daqiiqo Xeer Ilaaliyaha “Waxaan Ka Digayaa In Faldambiyeedyo Hor Leh La Galo” Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dowladda ay waddo baaritaanka siyaasiyiin uu sheegay in qalqal geliyeen jiritaanka dowladda. Wuxuu sheegay Mr.…