1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabcasar Oo Lagu Xiray Hargeysa, Somaliland Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xaaji oo loo yaqaanno “Sheekh Dabcasar” , oo ah shakhisyad aad looga yaqaanno baraha Bulshada. Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow: Mar Walbo Oo La Shirayo Waa In Fasax Laga Haysto Wasaaradda Amniga Iyo Gobolka Banaadir Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa sheegay in cid walbo oo qabaneysa shirar laga doonayo iney warqad fasax ah kasoo qaadato wasaaraddiisa iyo gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha “Waxaan Ka Digayaa In Faldambiyeedyo Hor Leh La Galo” Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dowladda ay waddo baaritaanka siyaasiyiin uu sheegay in qalqal geliyeen jiritaanka dowladda. Wuxuu sheegay Mr.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Amniga Oo Faah Faahisay Sababaha Ay u Xirtay C/raxmaan Cabdi Shakuur Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay sababtii ay u xireen siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa waxaa saxaafadda u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray waddooyinka magaalada Muqdisho qaarkood, waxaana la arkayaa askar badan oo daadsan waddooyinkaasi. Laga soo bilaabo isgoyska Zoobe, KM-4, wadada aadda dhanka Tarbuunka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xisbiga Wadajir Oo Cambaareeyay Xarigga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Guddoomiyaha xisbiga Wadajir Kamaal Guutaale oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa cambaareeyay xarigga siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo kamid ah aas aasayaasha xisbigaasi. Guutaale ayaa sheegay in wax lala xumaado ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Qabtay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur? Waxaa xalay saqdii dhexe magaalada Muqdisho la weeraray guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur, warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xarigiisa. Xildhibaan Cabdfitaax Geesey oo joogay guriga Cabdiraxmaan Cabdishakur oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diblomaasiyad UK U Fadhisay Lebanon Oo La Helay Iyada Oo Meyd Ah Booliska dalka Lebanon ayaa sheegay in la helay diblomaasiyad UK u fadhisay magaalada Beirut iyada oo la dilay. Diblomaasiyadda ayaa lagu magacaabi jiray Rabiika, waxaana laga medykeeda wado dhinaceed. Ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u Qaabilsan QM Ra’iisul Wasaaraha J.F Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda ayaa la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan QM Filippo Grandi oo booqasho ku yimid magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada Ee Dastuurka Oo Furmay Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda maalin ee soo socota ayna ka soo qaybgaleen wufuud ka…