1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto ku magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland. In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol ayaa xilkaan loo magacaabay, wuxuuna madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweyne Qaran Oo Maanta ka Furmay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana soo qabanqaabisay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Iyo Maxaabiis Laga Keenay Seychelles Oo Soo Gaaray Muqdisho Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) oo Afar Sano ku xirnaa dalka Itoobiya, kuna xukunnaa 27 sano oo xabsi ah ayaa maanta Muqdisho la keenay, kadib dedaal ay sameysay dowladda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Culima’udiinka Iyo Siyaasiyiinta Ee Siyaasadda Soomaaliya Maalmahan waxaa ay dood adag u dhaxeysaa culimaa’udiinka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed, arrintan waxaa ay soo ifbaxday dhowr jeer markii uu Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ka hadlay mooshin ay mucaaradka wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Soomaali Galbeed Oo Oromada Ku Eedeeyay Iney Xasuuqeen Maxaabiis Maamulka Soomaali Galbeed ee DDSI ayaa ku eedeeyay Oromada Itoobiya iney xasuuqeen shacab badan oo maxaabiis u ahaa. Idiris Ismaaciil oo ah madaxa xafiiska dowlad deegaanka maamulkaasi ayaa sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Gorod “Dowladda Soomaaliya Ayaa Dhabarka u Ridaneysa Xuquuqda Ciidanka Xoogga Dalka” Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, C/weli Jaamac Gorod ayaa ka hadlay hadal Maraykanka kasoo yeeray oo ah in la musuqay qarashaad uu siin jirey ciidanka xoogga dalka, sidaasi darteedna jaranayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Lagu Eedeeyay Iney Ka Gaabisay Wax Ka Qasbashada Musuq Maasuqa Maxamed Maxamuud Caalim oo ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka gaabisay wax ka qabashada Musuqa, islamarkaana ay jiraan musuqyo muuqda oo aan waxbo laga qaban.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Oo Saacadaha Soo Aadan Laga Soo Dejinayo Muqdisho Wariye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo muddo Afar Sano ah u xirnaa dowladda Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah la keeno magaalada Muqdisho. Dowladda uu hoggaamiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Xirtay Xuduudda Aan Rasmiga Ahayn Ee Dhanka Balanballe, Galgaduud Dowladda Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa iney xirtey xadka aan rasmiga ahayn ee ay Soomaaliya kala leedahay dhanka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa Oo Xirtay Baraha Bulshada Iyo Dagaal Socda Dowladda Itoobiya ayaa xirtay qaar ka mida baraha bulshada ay ku xariiraan, ka dib markii ay xoogeysteen iska hor-imaadyo u dhaxeeya qoomiyadaha degan daafaha kala duwan ee dalkaasi. Madaxda Itoobiya…