Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Shan Ruux oo Loo Qabtay Qaraxii Zoobe Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada dad lagu tuhnsan yahay qaraxii 14-kii bishii la soo dhaafay Octoober ka dhacay isgoyska Zoobe, ka dib baaritaano dheeri ah oo ay sameeyeen Hay’adaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Puntland: Duqeymihii Ka Dhacay Bari Waxaa Ku Dhintay Maleeshiyaad Badan Oo Daacish Ah Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolka Bari, lalana eegtay dagaalyahanno ka tirsan Daacishta Soomaaliya. Wasiirka amniga iyo hub ka dhigista Puntland,…
2 daqiiqo Kheyre: Miyaanay Taariikh Ahayn Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha Oo Aan Is Dagaalin Sideed Bilood Oo Wada Shaqeyn Socotay” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in taariikh cusub ay tahay madaxweynaha iyo isaga oo wada shaqeeyay wax ka badan Sideed Bil in weli howsha ay…
1 daqiiqo Qatar Iyo Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ku Qotoma Difaaca, Ganacsiga Iyo Dalxiiska Dowladaha Itoobiya iyo Qatar ayaa waxay kala saxiixdeen heshiisyo ku qotoma dhowr dhinac si loo xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya labadooda. Saxiixa heshiisyad ayaa yimid ka dib markii amiirka Qatar Sheikh…
2 daqiiqo Faah Faahin: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka China ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf-Garaad Omar Ahmed qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Soomaaliya H.E. Mr. Qin Jian, waxa ayna…
2 daqiiqo Hay’adaha ku shaqada leh dib u eegista dastuurka oo kala saxiixday heshiis wadashaqayn Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga kor-joogteynta dib-u-eegusta dastuurka ee labada Aqal, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo hergalinta Dastuurka ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah si loo…
1 daqiiqo Zibabwe: Ciidamada Oo Sheegay Inay Beegsanayaan Dambiilayaasha Afhayeenka ciidamada Zimbabwe ayaa war-saxaafadeed si toos ah oga aqriyey telefishinka qaranka dalkaasi,isaga oo tilmaamay in ciidamada ay beegsanayaan dadka dambiilayaasha ah. War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in dalka uu…
2 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2018, Hambalyana u Direy Somaliland Shir gaar ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey miisaaniyadda 2018 isla markaasna hambalyo loo…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha “Al-shabaab Waa Koox Luntay Oo Badi Ah” (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo Uganda. Kulankan…
7 daqiiqo Bil Kadib Qaraxii Zoobe…Mala Qaaday Falcelintii Loo Baahnaa? Muddo bil ah ayaa laga joogaa qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe, in ka badan 1000 qof ayaa ku waxyeeloobay, 31 maalmood kadib maalintaasi waxaa ay su’aal ka taagan tahay ma…