Sawirro: Sida Ay U Codeeyeen Madaxweynaha Somaliland, Murshaxiinta Iyo Dadweynaha Waxaa Somaliland 7badii saac ee la soo dhaafay ka socday doorashada madaxtinnimada, illaa hadda waxaa codeeyay madaxweynaha iyo murashaxiinta, waxaa kale oo la arkayey dad safaf dhaadheer ku jira. Doorashadan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Doorashooyinka Somaliland: Akhriso Goobaha Aanay Doorasho Ka Dhicin Waxaa socota doorashada madaxtinnimda Somaliland, inta badan degmooyinka waa la codeynayaa laakin waxaa jira goobo aaney ka dhicin wax doorasho ah. Gobollada muranka badan ka jiray ee shakiga badan laga…
1 daqiiqo Hargeysa: Wax Ka Agow Goobaha Ay Dadka Iyo Madaxda Ka Codeyn-doonaan, Sawirro Weriyaha Goobjoog News ee ku sugan magaalada Hargeysa waxaa uu soo sheegayaa in gobolka ay Hargeisa caasimadda u tahay laga codeyn-doono illaa 535 gooboob. Madaxweynaha Somaliland Maxamud Maxamud Silaanyo iyo…
1 daqiiqo Laascaanood: Shacabka Oo u Dareeray Goobaha Codbixinta Ee Doorashada Somaliland Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa saakay waxay si nabad ah ugu dareereen doorashada madaxweyne ee Somaliland. Wariyaheena Faarax Dubad ayaa soo sheegaya in dadka ku sugan…
1 daqiiqo Muuqaal: Shacabka Oo Ka Cabanaya Burburka Wadada Isku Xirta Isgoysyada Dabka Iyo Baakaraha Ee Muqdisho Roobabkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ka da’ay ayaa gabi ahaanba waxay burburiyeen wadadii isku xireysay isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Shacabka iyo darawallada gaadiidka ee isticmaali jirey…
1 daqiiqo Guddiga Arrimaha Gudaha Ee Baarlamaanka Puntland Oo Ka Digay Doorashooyin Ka Dhaca Sool Iyo Sanaag Guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka maamulka Puntland ayaa u sheegay Somaliland inaan la aqbali doonin doorashooyinka ka dhaca gobollada Sool iyo Sanaag. Guddoomiye ku xigeenka guddigan, Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahim…
1 daqiiqo K/galbeed: Xildhibaanno Sheegay In Mushaar Siintooda Lagu Xiray Ka Laabashada Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed oo kulan ku yeeshey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in mushaar siintooda lagu xirey ka laabashada mooshin laga keenay madaxweyne Shariif…
1 daqiiqo Mid Kamid Ah Ergadii Soo Xulay Xildhibaannanda Golaha Shacabka Oo Lagu Diley Muqdisho Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha ku dileen mid kamid ah ergadii soo doortay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Somaliland: Shacabka Oo Saakay u Dareeray Goobaha Codbixinta Ee Doorashooyinka (Sawirro) Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof walba uu codkiisa siin doonaa mid kamid ah Saddexda musharrax ee tartamaya. Codbixinta ayaa bilaabantay saakay…
1 daqiiqo Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Rwanda Wasiir kuxigeenka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdinasir Said Muse oo uu wehlinayay Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ali Mohamed Ali ayaa waxa…