1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed “Shirka Dastuurka Kama Qeybgaleyno” Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in aysan kasoo horjeedin shirka arrimaha Dastuurka ee la filayo in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho, balse ay doonayaan in dib loo dhigo. Wasiirka Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishey Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney dishey rag ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab, kuwaasi oo muddo badan la baadigoobayey. Sarkaal u hadlay waaxda la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Diidmada Maamul Goboleedyada Ee Shirka Dastuurka Ay Dowladda Ku Tahay Fashil Siyaasadeed Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in fadhil ay ku tahay dowladda Federaalka diidmada maamul goboleedyada ee shirka Dastuurka, kaasi oo maanta lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Maxamed Maxamuud Caalim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump “Hal Shey Ayaa Lagu Hagaajin Karaa Tacaamulka Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in hal shey oo kaliya lagu hagaajin karo tacaamulka kala dhaxeeya Kuuriyada waqooyi,isaga oo tilmaamay in wadahadalladii dhexmaray isaga iyo Pyongyang aan laga gaarin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Madaxtooyada Magaalada Jiddah Oo La Dilay Kadib Weerar Hubeysan Oo Lagu Qaaday Madaxda Sacuudiga ayaa sheegay in labo askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dalkaasi la dilay,ka dib markii uu nin hubeysan uu weerar ku qaaday aqalka madaxtooyada ee ku yaallo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas oo Shaqadiisa Dib Ugu Fasaxay Taliye Ereg Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib shaqadiisa ugu fasaxay Jeneraal C/qaadir Faarax Shire Ereg, taliyaha ciidanka Booliiska Puntland oo horey shaqo joojin loogu sameeyay. Warqad uu soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Meydka Jeneraa Badmaceeye Oo Lagu Aasay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Saraakiil iyo Siyaasiyiin ayaa ka qeyb galay salaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg-deg: Shirkii Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo Oo Dib U Dhacay Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dib u dhacay shirkii Axadda lagu waday in uu halkaasi uga furmo maamul goboleedyada dalka. Arrintan dib-u-dhaca ayaa timid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Faransiiska Oo Ka Wada Hadlay La Dagaalanka Argigixisada Wa-murtiyeed ka soo baxay aqalka cad ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Mareykanka Donald Turmp iyo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ay wadahadleen shalay oo Jimco aheyd. Labada mas’uul ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macallimiinta Jaamacadda Umadda Oo Shaqo Joojin Sameeyay, Mushaar La’aan Awgeed Macallimiinta Jaamacadda umadda ayaa dibabax cabasho ah waxay kahor dhigeen xarunta Jaamacaddaasi, kadib markii ay sheegeen in muddo aanay wax mushaar ah qaadan. Waxay macallimiintaan sheegeen ineysan wax mushaar ah…