1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay Iney Ka Qeybgalayaan Shirka Kismaayo Maamulka Hirshabelle ayaa shaaciyey in ay ka qeybgali doonaan shirka maamul goboleedyada ee la qorsheeyay in maalinta Axadda ah uu ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lagu Eedeeyay Xaalufinta Dhirta Oo Lagu Qabtay Qardho, Bari Ciidamada Booliiska Degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay rag la sheegay iney ku howlanaayeen xaalufinta dhirta. Taliyaha saldhiga degmadaasi, Abshir Maxamed Cabaas ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Laga Badbaadiyey Markab Ganacsi Taliska ciidamada Badde ee MARCOS ayaa sheegay in jimcihii ay fashiliyeen weerar ay kooxa burcad badeedda Soomaalida ku doonayeen iney ku qafaashaan markab ganacsi oo laga leeyahay dalka India. Saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Lagu Diley Deegaanka Kudhaa Ee J/hoose Labo qof oo la sheegay iney ahaayeen shacab ayaa lagu soo waramayaa in fiidkii xalay ahaa lagu diley deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose. Qof deegaanka ah ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Rajo Ka Muujiyey Miro Dhalka Shirka Kismaayo Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa rajo wanaagsan wuxuu ka muujiyey in isfaham uu kusoo dhammaado shirka ka furmi doona magaaladaasi ee u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Shirka Kismaayo Waa u Abshir Umadda Soomaaliyeed” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in shirka ka furmi doona Axadda Berri ah magaalada Kismaayo uu yahay mid lagu doonayo in looga hadlo aayaha dalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Kismaayo Oo Aad Loo Adkeeyay Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa si aad ah u adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo maalinta berri ah uu ka furmi doono shirka dowladda dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Ku Dhowaaqay In Cunoqabateynta Dhaqaale Ka Qaadayo Sudan Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka qaadeyso cunoqabateynta dhaqaale ee ay kusoo rogtay dalka Sudan Sanadkii 1997-kii. War ay soo saartay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka Heather Nauert, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo Shaqada Ka Tagaya Sida ay qortay Saxafiyad u shaqeysa Wall Street Journal , Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegayaa in is-casilayo. Matina Stevis oo Nairobi fadhigeedu yahay waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhar Booliis-ka Soomaaliyeed Ah Oo Sharci-darro Lagu Sameeyay Ayaa La Qabtay Sida ay qortay warbaahinta dowladda, ciidanka Booliska Talyaaniga ayaa Arbacadii la soo dhaafay qabtay rag la sheegay in Soomaaliya u soo wadeen qalab. Dadkan oo lagu qabtay dalka Talyaaniga ayaa…