2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Puntland oo Abaalmarin Gudoonsiiyey Ciidamo Ka Tirsan Boolis Gobolka Bari Iyo PMPF. Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta gudoosiiyey shahaado sharaf iyo abaalmarin kale ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Bari iyo PMPF ee cidamada badda Puntland, waxaana ay ciidanka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washington Oo Ceyrinineysa 15 Diblomaasiyiin U Dhashay Cuba Wasiirka arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Wayne Tillerson ayaa sheegay in wasaaraddiisa ay gaarsiisay xukuumadda Cuba inay soo tarxiilayaan 15 diblomaasiyiin Cubiyiin ah kuwaas oo ku sugan caasimadda Mareykanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqanaya Suudaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa ay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah maanta uga bilaabaneysaa dalka Suudaan . Madaxweyne Farmaajo waxaa safarkiisa ku wehlin-doono Wasiirrada arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Xildhibaannada Galmudug u Deyso Xallinta Khilaafka Madaxda Sare Ee Maamulkaasi Mid kamid ah waxgaradka ka soo jeeda Galmudug ayaa dowladda ugu baaqay in xildhibaannada gobolkaas laga soo doortay loo daayo dhameynta khilaafka jira. Nabadoon Cabdi Axmed Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: Shirka Kismaayo Wuxuu Sii Kala Fogeyn Karaa Madaxda Soomaalida (Dhageyso) Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur Caalim ayaa sheegay in shirkaasi uu noqon karo mid sii kala fogeeya dhinacyada oo ay dhici karto inuu noqdo mid madaxda Soomaalida ay isku dhaleeceyso. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Kahor Yimid Shirka Kismaayo Cabdixakiin Camey, madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa sheegay in xilligaan aanu muhiim u arag in dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ay shirk u yeeshaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Siyaasi Shaki Geliyey Lacagta Ay Dowladda Ka Heshay Sacuudiga Mid kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa sheegay in suurtagal ay noqon karto in dowladda Soomaaliya ay la safato xulufada Sucuudiga. Professor Cabdullaahi Xuseen Xasan oo arrimaha siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aankii Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo Laga Horyimid Xubno ka tirsan Garsoorka Galmudug ayaa been abuur ku tilmaamay in wax ay ka ogaayeen go’aanka kasoo baxay gudoomiyaha maxkamdda sare Galmudug. Waxa ay sheegeen in go’aankaas kaliya uu qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Xayiraad Kusoo Rogeyso Gobolka Kurdiska Dowladda Ciraaq ayaa waxay xayiraad saareysaa gobolka Kurdistaan kaasi oo doonayo inuu ka go’o Ciraaq inteeda kale. Xayirad cusub ayaa waxay ku soo rogtay xukuumadda Baqdaad gobolkaanii waxyaabaha ay xayiraada saareyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooxaani: Xiriirka Ka Dhaxeeya Turkiga Iyo Iran Waxaa Uu Qeyb Ka Qaadan Doonaa Xalinta Dhibaatooyinka Bariga Dhexe Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa hoosta ka xaqiiray xiriirka dalkiisa kala dhaxeeya Turkiga inuu aad u xooganyahay,waxaa uu tilmaamay xiriirka labada wadan inuu qeyb ka qaadan doono sidii loo xalin…