1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo Ayidday Go’aannadii Xilalka Looga Qaaday Dhammaan Madaxdii Maamulkaasi Makamadda sare ee Galmudug ayaa goor dhow shaacisay go’aaanka kama dambeysta ah ee murankii ka dhaxeeyay madaxda sare ee maamulkaasi. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa lagu ayiday go’aannadii ay gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Gaajo Iyo Nafaqo Darri Ugu Geeriyootey Mudug Ku dhawaad 10 ruux ayaa lagu soo waramayaa iney gaajo iyo nafaqo darro ugu geeriyoodeen duleedka magalaadda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Maamulka Magaladda Galkacyo ee dhinaca Galmudug ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa shil khasaare geystay oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan halka loo yaqaan suuqa Badarka. Gaari la sheegay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Midnimo Ay Maamul Goboleedyada Iyo Somaliland Ku Jiraan Ayuu Dalka U Baahan Yahay..Meelna Lagu Gaari Karaa Madaxweynaha Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Isniintii ka hadlay midnimada iyo sida dadka loo kala dili kara midnimo la’aanta. Xilli uu saxiixayey xeerka Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay In Il Dheer Ay Ku Eegeyso Saldhigga Turkiga Ka Furtay Muqdisho Maamulka Somaliland ayaa sheegay iney il gaar ah ku eegayaan saldhigga Milatari ee dhowaan dowladda Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho. Wasiirka gaashaandhigga maamulka Somaliland Xaaji Cali Cadami oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo 50 Milyan Oo Doolar Ka Heshay Dowladda Sacuudiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka, gaar ahaan deeqda 50ka Milyan ee dollar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Wadaan Jubbaland Taliska ciidanka booliiska ee Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ay ka wadaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Jubbaland. Taliyaha ciidanka Booliiska ee Jubbaland Korneel Axmed Naasir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliye Lagu Diley Magaalada Gaalkacyo Ee Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Gaalkacyo loogugeystay taliyahii ciidamada ammaanka garoonka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Taliyaha la diley ayaa lagu magacaabayey Korneel C/salaam Sanyare, waxaana sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: 45Qof Oo Ku Dhimaty Duqeymaha Diyaaradaha Isbaheysiga 45 qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalamiga oo uu hogaaminayo Mareykanka Magaalada Riqah ee waqooyiga Suuriya. Duqeyntaan ayaa waxay ku soo beegmeysaa xilli ay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Mareykanka Oo Qoryo Iyo Waxyaabaha Qarxa Ka Helay Guriga Ninkii Fuliyey Weerarka Steven Vegas Booliska Mareykanka ayaa toban iyo sideed qori iyo waxyaabaha la isku qarxiyo ka helay guriga uu deganaa ninkii fuliyey weerarkii Steven Vegas. Ninkaani ayaa hubka doran dooriga u dhaca waxaa…