Faah Faahin: Madaafiic Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Ee Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararku waxay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay ay shacabka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faysal Cali Waraabe Oo Kahor Yimid Hadal Ra’iisul Wasaare Kheyre Ka Sheegay QM Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ku dhaliilay hadal kamid ahaa khudbaddii uu dhowaan ka jeediyey xarunta golaha loo dhan yahay ee…
1 daqiiqo Xildhibaan Geelle “Dowladda Federaalka Ayaa Qaadeysa Mas’uuliyadda Wixii Ka Dhaca Cadaado” Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in dowladda dhexe ay qaadi doonto mas’uuliyadda wax walbo oo ka dhaca degmada Cadaado. Xildhibaanka oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Dhageyso: Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Rajo Ka Muujiyey Waxqabadka Xerada Cusub Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey waxqabadka xerada cusub ee ciidan, taasi oo shalay dowladda Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho. Waxa uu…
1 daqiiqo Madaxweyne Waare Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Dagaallada Kusoo Noqnoqday Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, lagana soo doortay deegaannada Hirshabelle ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu soo dhoweynayey madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, iyaga ugu baaqay inuu la yimaado…
1 daqiiqo Qabanqaabada Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa laga dareemayaa qabanqaabada shir dhowaan la filayo in halkaasi uga furmo madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe. Shirkaan waxaa qabanqaabiyey maamulka Jubbaland,…
1 daqiiqo Xildhibaanno Sheegay Iney Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug ayaa sheegay iney xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka iyo…
1 daqiiqo Sawirro: Ciidamo Badan Oo Laga Saaray Degmada Cadaado Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay in degmadaasi ay ka saaraan ciidamo aad u badan oo dhowaan halkaasi siyaabo kala duwan…
3 daqiiqo Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Saldhigga Milatari Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciidanka Xoogga…
1 daqiiqo Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xarun ganacsi oo ku taalla dalkaasi waxay ku gubeen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo lagu magacaabayey C/laahi Maxamed Cali. C/laahi ayaa dukaankaan wuxuu ka ahaa waardiye,…