1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeeyay In Ay Dhinac La jirsatay Xiisadda Galmudug Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ka hadlay xiisadda Galmudug isaga oo sheegay in dowladda federaalka ah ay dhibaatada Galmudug qeyb ka tahay. Wareysi uu siiyay SBC…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Oo Ka hadlay Weerarka Al-shabaab Ee Bariire Dowladda Federaalka ah ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii saaka ay Al-shabaab ku soo qaadeen deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Genral Sheegow Axmed Cali oo ah Taliyaha guutada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ku Qaadeen Saaka Saldhig Ciidamo Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in saaka oo Jimce ah ay weerar ku qaadeen saldhig Militari oo Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Bariire, Shabeelada hoose. Afhayeen u hadlay xarakadan ayaa intaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Dalka Oo Shaqo Bilaabay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Sheekh Ismaaciil “Xaliimo Yarey”ayaa daah-furtay markii ugu horreeysay furay diiwan galinta KMG ah ee Xisbiyada siyaasadda dalka. Guddiga ayaa khamiistii, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Qaraxii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxan ku geeriyootey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ku Baaqay In Meel Looga Soo Wada Jeesto Al-shabaab Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib, socdaal uu ku tagey dalka Mareykanka oo uga qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka Wadahadalladii Burbruay Ee Galmudug Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee wadahadalka ka dhex waday maamulka Galmudug oo madaxdiisa sare harreeyay khilaafka ayaa soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayeen waxyaabihii ay la kulmeen. Waxaa bubruray wadahadalladii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Dhex-dhexaadintii Xildhibaannada Federaalka Ah Oo Fashilantay Warar hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegaya in uu socdo shir jaraa’id oo ay qabanayaan Xildhibaannada federaalka ah ee dhex-dhexaadinta u tagay magaalada Cadaado, iyaga oo ku dhawaaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow wuxuu ku qarxay meel ku dhow isgoyska bacadlaha degmada X/weyne ee magaalada muqdisho. Qarxan oo ahaa mid xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Ku Celiyay Ballan-qaadkii Ahaa 10-kun Oo Guri Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan bekar ayaa mar kale ku celiyay ballan-qaadii Turkiga horay u sameeyayy ee ahaa in 10 kun oo guri ka dhisi-doonaan gudaha Soomaaliya.…