1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayahii Ururuka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dileen Canab C/laahi Xaashi oo ahayd xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale halkaasi ku dhintey Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamed Xaaji “Dowladda Farogelinta Haka Deyso Galmudug” Mid kamid ah siyaasiyiinta Galmudug ayaa dowladda ku eedeeyay inay fargalin ku heyso dowlad goboleedka Galmudug. Maxamed Xaaji Xuseen oo horey u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha maamulkii Ximan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble “Dowladda Federaalka Waxay Dumineysaa Maamul Goboleedyada” Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaaliya ay ku howlan tahay duminta maamul goboleedyada dalka. Cosoble oo u waramay Goobjoog Fm, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xasaradda Galmudug Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo tiradooda ku sheegay 52 Xildhibaan ayaa xalay xilka ka qaaday Madaxweynaha maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Saacado kadib Xildhibaanno kale oo madaxtooyada ku shiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Qatar Ka Dalbatay Ilaalinta Xuquuqa Shaqaalaha Hay’adda Human Rights Watch ayaa hoosta ka xariiqday in madaxda dowladda Qatar ay waajib ku tahay ilaalinta shaqaale gaaraya 800 oo kun oo ajanabi ah kuwaasi oo waxyeelo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Sacuudiga Oo U Ogolaaday Haweenka Inay Wadi Karaan Gawaarida Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdul Aziz yaa habeennimadii xalay soo saaray wareegto boqor oo ogaalanaysa in dumarku gawaadhidooda si iskood ah u wadi karaan. Warkan oo qoraalkiisa lagu soo daabacay wakaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula kulmay Ku xiggeenka Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka Patrick Shanaha, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Xarun Lagu Tababaro Shaqaalaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Oo La Furay Xaruntaan cusub ee laga hirgaliyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Mugadisho ayaa loogu talo galay in lagu tababaro shaqaalaha u shaqeynaya hay’adda duulista iyo saadaasha hawada. Furitaanka xaruntaan ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Diyaarad Gaar Ah Magaalada Muqdisho Uga Qaadey Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga. Safar shaqo oo qaadanaaya muddo labo maalmood ah ayaa Madaxweynaha iyo wafidigiisu ay ku tagaayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Sheegtay Iney La Wareegeen Deegaanka Tarako Ee Gedo Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay iney la wareegeen deegaanka Tarako ee gobolka Gedo, halkaasi oo gelinkii dambe ee shalay isaga baxeen ciidamada Kenya. Qoraal ay Al-shabaab soo dhigeen baraha ay ku…